image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

15 Xildhibaan oo loo fasaxay in ay xaadiraan kalfadhiyada golaha shacabka kaddib…

Qoraal kasoo baxay xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe) ayaa lagu sheegay in 15 xildhibaan oo katirsan...

Ciidamada amniga Puntland oo deegaano hor leh kala wareegay kooxda Daacish

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal ay  ciidanka Daraawiishta Puntland, ay ka sameyeen deegaano ku yaalla buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari ee Puntland. Howlgalka...

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay duqeyn diyaaradeed oo laga fuliyay buuraha Calmiskaad

Bayaan kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa looga hadlay howlgal duqeymo ah oo ay iska kaashadeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM, kaasi...

Yahuuda oo dib u dhigaysa sii deynta maxaabiista Falastiiniyiinta

Yahuuda ayaa sheegtay in ay si aan waqtigigeda la qeexin dib u dhigayso sii deynta in ka badan 600 oo maxaabiis falastiiniyiin ah, taas...

Wararkii ugu dambeeyey duqeyn iyo howlgal culus oo ka dhacay Buuraha Calmiskaad

Ciidamadda Maamulka Puntland ayaa maanta gaaray aagag cusub oo ay ku sugnaayeen kooxda Daacish, kuwaas isaga cararay saacadihii lasoo dhaafay kaddib markii khasaare baaxad...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaan garab taagannahay Ciidamada Puntland ee dagaala kula jira Daacish”

Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo booqday furimaha dagaalka

Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Hir-shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta  booqday qaar ka mid ah Daraawiishta, Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Deegaanka ee...

Maxey kawada hadleyn Siciid Deni iyo safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya ?

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Ambassador Michael Nithavrianakis. Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno...

Taliska Booliska Soomaaliya oo baadi goobaya rag baxsad ah oo ku eedeysan dil

Qoraal kasoo baxay Taliska Booliska Soomaaliya ayaa shacabka Soomaaliyeed looga codsaday in ay ka gacan siiyaan soo qabashada labo eedeysane oo baxsad ah kuwaasi...

Taliye Nuur Farey “meydadka Al-shabaab meel kasto ayey daadsan yihiin mana jiro deegaan ay qabsadeen”

Saraakiil katirsan ciidanka xoogga dalka ayaa beeniyay in Al-shabaab ay la wareegeen gacan ku heynta degmada Ceel-baraf iyo deegaanada kala ah Cadleey iyo Mir-taqwa...

Suudaan oo u yeertay safiirkeeda u fadhiyay dalka Kenya

Dowladda Suudaan ee ay taageerayaan militariga ayaa Khamiistii dib ugu yeertay safiirkeeda Kenya, iyada oo ka mudaaharaadaysa martigelinta Nairobi ee shirarka ay qabanayaan xoogagga...

Guddiga joogtada ee Baarlamaanka golaha shacabka oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada oo ka dhacay xarunta Guddoonka...

Maxey kawada hadleyn wasiirrada Gaashaandhigga dalalka Soomaaliya iyo Tukriga ?

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya  Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Dhiggiisa dalka Turkiga Yaşar Güler ayaa kulan ku yeeshay xarunta Wasaaradda Difaaca ee dalkaasi. Kulanka ayaa...

Wararkii ugu dambeeyey dagaal dhacay deegaan hoostaga degmada Aadan Yabaal

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe, gaar ahan deegaanka Ceel Cali Axmed, ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay dagaal xooggan oo geystay...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.