image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararkii ugu dambeeyey duqeyn iyo howlgal culus oo ka dhacay Buuraha Calmiskaad

Ciidamadda Maamulka Puntland ayaa maanta gaaray aagag cusub oo ay ku sugnaayeen kooxda Daacish, kuwaas isaga cararay saacadihii lasoo dhaafay kaddib markii khasaare baaxad leh loogu geystay duqeymo ay wadajir u sameeyeen ciidamada Puntland iyo saaxiibada Caalamka oo taageeraya howlgalka ciribtirka argagixisada ee Puntland.

Goobaha ay ciidamaddu ka qabsadeen Daacish ayaa waxaa kamid ah Taliskii Daray-Madoobe, kaas oo ahaa mid muhiimad weyn u lahaa kooxda Daacish  iyo difaac adag oo ay horrey u diyaarsadeen, balse ay isaga carareen kaddib markii ay u ruqaansadeen ciidamadda amniga  ee Maamulka Puntland.

Dhanka kale, Duqeymo culus ayaa maanta ka dhacay buuraleyda Cal-miskaad, kuwaas oo ay fuliyeen saaxiibada Dowladda Puntland, waxaana khasaare baaxad leh oo loogu geystay kooxda Daacish.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.