image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Muqdisho oo lagu qabanayo bannaanbax lagu taageerayo xiriirka Soomaaliya iyo Türkiye

MUQDISHO — Qorshe lagu qabanayo bannaanbax lagu muujinayo taageerada xiriirka Soomaaliya iyo Türkiye ayaa ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo...

Wariye Bashiir Maxamed Cabdullaahi oo u geeriyooday dhaawacii ka soo gaaray dagaalkii Baydhabo

BAYDHABO — Wariye Bashiir Maxamed Cabdullaahi, oo ka tirsanaa warbaahinta Arlaadi Media Network, ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Baydhabo...

Qoysas beeraley ah oo ka soo qaxaya colaadaha ka soo cusboonaaday gobolka Sh/hoose ayaa...

Muqdisho – Qoysas oo u tiro badan oo beeraley ah ayaa soo buux dhaafiyay xeryaha barakacayaasha magaalada Muqdisho, iyagoo...

Xukuumadda iyo maamul goboleedyada oo ka wada hadlay horumarinta dhaqaalaha buluugga ah

Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS , mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirrada...

Jaaliyadda Karanle ee Finland oo guddoomiye u dooratay mudane Cumar Cabdi Colow-Muuqaallo

Shirweyaha Karanle oo ay ka soo qaybgaleen qaybaha kala duwan ee bulshada Beelweynte Karanle ee Finland ayaa ka dhacay...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Guddoomiyay Qalin-jabinta Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyay munaasabadda qalin-jabinta saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...

Taliyaha ciidanka Dhulka oo Muqdisho kusoo dhaweeyay dhiggiisa dalka Turkiga

Muqdisho-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey Taliyaha Ciidanka...

deegaanka Masagawaay ee Gobolka Galgaduud laga Hirgelinayo saldhig Boliis

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa deegaanka Masagawaay ee Gobolka Galgaduud ka dhagax dhigay saldhig...

In ka badan 20 qof oo lagu dilay dagaal beeleed ka dhacay magaalada Laas-caanood

Onkod Radio (Laas Caanood) Meydadka 21 qof oo lagu dilay dagaal beeleed u dhexeeya beelaha Faqa-Shini iyo Dhulbahante ayaa...

Barakacayaal ay saameysay Isbedelka Cimilada oo ku tabaaleysan Xerada Barakacayaasha Beledul-Amiin ee Magaalada Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya – Barakacayaasha deggan Kaamka Beledul-Amiin ee magaalada Baydhabo oo markoodii horeba ahaa dad ay soo barakcisay abaaraha...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.