image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Website Admin

2161 POSTS0 COMMENTS
https://onkodradio.com

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Guddoomiyay Qalin-jabinta Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyay munaasabadda qalin-jabinta saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) oo...

Taliyaha ciidanka Dhulka oo Muqdisho kusoo dhaweeyay dhiggiisa dalka Turkiga

Muqdisho-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda...

deegaanka Masagawaay ee Gobolka Galgaduud laga Hirgelinayo saldhig Boliis

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa deegaanka Masagawaay ee Gobolka Galgaduud ka dhagax dhigay saldhig Boliis oo...

Golaha Midowga Yurub oo si Ku-meel-gaar ah u Adkeeyay Bixinta Fiisaha Muwaadiniinta Soomaaliyeed

Brusels (Onkod Radio) Golaha Midowga Yurub ayaa go’aansaday inuu si ku-meel-gaar ah u adkeeyo qaar ka mid ah shuruudaha bixinta fiisaha...

Kulan looga hadlayay caawinta iyo ka-hotaga masiibooyinka oo lagu qabtay Magaaladda Nairob

Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle oo uu wehliyoGuddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin ayaa magaalada Nairobi ee...

In ka badan 20 qof oo lagu dilay dagaal beeleed ka dhacay magaalada Laas-caanood

Onkod Radio (Laas Caanood) Meydadka 21 qof oo lagu dilay dagaal beeleed u dhexeeya beelaha Faqa-Shini iyo Dhulbahante ayaa salaadda janaasadda...

Barakacayaal ay saameysay Isbedelka Cimilada oo ku tabaaleysan Xerada Barakacayaasha Beledul-Amiin ee Magaalada Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya – Barakacayaasha deggan Kaamka Beledul-Amiin ee magaalada Baydhabo oo markoodii horeba ahaa dad ay soo barakcisay abaaraha ku dhuftay...

Ciidamada dowladda Rasaaseeyay Shacab ka careysan Barakicinta iyo Duminta Guryahooda ku yaalla degmada Cabdulcasiis

Muqdisho (Onkod Radio( Ciidamada Dowlada ayaa maalinimadii shalay rasaas ku furay shacab ka careysan barakicinta iyo duminta lagu hayo, taas oo...

Munaasabad lagu soo dhaweynayay shirkadda maraakiibta ee Akkon Lines oo Dekedda Muqdisho lagu qabtay

Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa maanta martigelisay munaasabad ballaaran oo lagu soo dhaweynayay shirkadda maraakiibta ee Akkon Lines oo laga...

Taliyayaasha Ciidamada Booliska oo kormeer ku tegay Kulliyadda Turksom

Muqdisho -  Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo  Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Guuto Ibraahim...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.