image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Barnaamijka “Hoyga Maansada Soomaaliyeed” oo daahfuray Tartanka Gabayada & Keydka Maansooyinka Soomaaliyeed

25 Agoosto 2021: Waxaa maanta la daahfuray barnaamij lagu horumarinaayo dhaqanka & suugaanta oo la magac baxay “Hoyga Maansada Soomaaliyeed. Hoyga Maansada wuxuu isku...

R/Wasaare Rooble oo guddoomiyey Kulan Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka uu la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka

Muqdisho, Ogoosto 24, 2021; Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo guddoomiyey kulan u dhexeeyey Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka iyo...

Ganacsato Soomaali ah oo lagu diley dalka Koofur Afrika

Wararka ka imanaya dalka Koofur Afrika ayaa sheegaya in koox burcad ah ay ku dileen ganacsato Soomaaliyeed magaalada Cape Town. Muwaadiinta kala ah Ibraahim Cumar...

Somali Police briefly arrest 3 journos, obstruct and chase journalists covering a protest in Mogadishu

Mogadishu, Somalia 22 August, 2021 – Somali Journalists Syndicate (SJS) condemns the brief arrests, threats and obstruction of journalists from covering a protest in...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Guddi u saaray dhacdadii murugada lahayd ee Ciidamada AMISOM ay ku laayeen dad shacab ah Gobolka Shabeellaha Hoose

Muqdisho, Ogoosto 21, 2021; Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Safiirka Dowladda Uganda ee Soomaaliya iyo Taliyaha Qeybta...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo furay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka

Ogoosto 21, 2021; Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka oo maanta ka furmay...

Soomaaligii ugu horreeyay oo ka mid noqday Baarlamaanka gobolka Nova Scotia ee Canada

Cali Ducaale oo qaxooti ahaan ku tagay dalka Canada, ayaa noqday qofkii ugu horeeyay ee  Soomaali ah oo ka mid noqda xildhibaannada Baarlamanka gobolka...

Wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dr. Cumar Cali Rooble ayaa ka qaybgalay kulan uu soo qabanqaabiyay Ururka Midnimada Ummadda Soomaaliyeed ee dalka Finland...

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Cumar Cali Rooble oo booqasho shaqo ku joogay Finland ayaa ka...

Mareykanka Oo Baaraya Dad Rayid Ah Oo Dhintay Kadib Markii Ay Ka Soo Boodeen Diyaarad Hawada Ku Jirta

Ciidamada cirka ee Mareykanka ayaa baaraya dhimashada dad rayid ah oo reer Afgaanistaan ah oo ka soo dhacay diyaarad militari kadib markii ay ka...

Report paints a bleak picture of Somalia’s Covid-19 response

A report by Amnesty International published on 17th August 2021, paints a sorry state of serious longstanding issues facing Somalia’s health system and its...

SJS, oo taageero ka heleysa Canada, oo tababar badqabka iyo xorriyadda warbaahinta u qabatay suxufiyiinta Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya 2021 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa Isniintii soo gabagabeeyay tababar socday saddex maalmood kaas oo qayb ka ah tababarro cusub oo...

With Canadian funding, SJS trains 25 Somali journalists on media freedom and safety in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somali Journalists Syndicate (SJS) has on Monday concluded a three-day training which is part of a new series of trainings on...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqday xarunta Jaamacadda Carabta ee magaalada Qaahira

Qaahira; Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga dalka Masar ayaa maanta booqday xarunta Jaamacadda Carabta ee magaalada Qaahira,...

Laftagareen oo sheegay in Aqalka Sare loo dhisay si degdeg ah oo aan laga fiirsan

Madaxweynaha DG Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo munaasabad gaar ah u sameeyay 8ta Senatar ee Dowlad-Goboleedkaas wakiilka uga noqonaya Aqalka Sare Baarlamaanka...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.