image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Maxkamada ICJ oo si rasmi ah u shaacisay xilliga lagu dhawaaqayo xukunka Kiiska Badda Soomaaliya iyo Kenya

Qoraal ka soo baxay Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ayaa lagu shaaciyay waqtiga rasmiga ah oo go’aanka kama dambeysta ay ka soo saari doonaan...

Maxkamadda Dambiyada Caalamiga (ICC) oo loo gudbiyay Dacwo ka dhan ah DFS

Garyaqaan Yuusuf Cabdi Faarax oo hoggaan u ah qareenno dacwad ka gudbiyay Madaxda DFS ayaa sheegay in Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ee hoostagta Qaramada Midoobay...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomay Liiska Murashaxiinta Xildhibaanada Aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi

Muqdisho, September 21, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka guddoomay liiska murashaxiinta Xildhibaanada Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay qaar kamid ah Wakiillada Beesha Caalamka

Muqdisho, September 8, 2021-- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah xubnaha Wakiillada Beesha...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Agaasimaha KMG ah ee NISA

Muqdisho, September, 06 2021–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Taliyaha KMG ah Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka,...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo u magacaabay Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac Kusimaha Agaasimaha Guud ee NISA

Muqdisho, September, 06 2021–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqada ka joojiyay Agaasimihii Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane...

Qarax lala eegtay Ciidamo katirsan AMISOM & Khasaaro ka dhashay

Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Burundi ee kamid ah AMISOM waxaa lagula eegtay lagula eegtay degaanka...

Maraykanka oo Somaliland ka codsaday inay qaabilaan qaxootiga Reer Afgansitan

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda  arrimaha dibada Somaliland ahna kusimaha Wasiirka liibaan Yuusuf Cismaan, ayaa sheegay in Somaliland ay kamid noqotay kuwa laga codsaday inay...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Eng. Maxamed Cumar Saalixi

Muqdisho, September 2, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga tacsiyeeyey qoyska, asxaabta iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku...

Dagaal beeleed qasaare geytey oo dib uga bilaabmay agaarka Fardhidin ee K/bari ee Gobolka Sool

Dagaal ka bilaabmay duleedka birta dheer ayaa wararka laga helayaa ay sheegayaan in qasaare badani halkaa uu ka dhashay, oo dhimasho, dhaawac iyo dad...

Somaliland: Dad u dhintay caabuqa Covid-19 oo dib usoo laba kacleeyay

Wasaarada Horumarinta Caafimaadka Somaliland, ayaa sheegtay in 5 qof ay gudaha Somaliland ugu dhinteen caabuqa Covid-19 oo mar kale soo laba kacleeyay. "Bishan aynu hada...

Dowladda Soomaaliya oo dalka Turkiga tababar ugu soo xirtay 49 hablood oo katirsan booliiska Haramcad

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya, Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar)  ayaa dalka Turkiga tababar ugu soo xiray 49-gabdhood oo ka tirsan Ciidanka Booliska gaarka ah ee...

Nin la sheegay inuu yahay Soomaali oo weeraray safaaradda France ee Tanzania

Nin ku hubeysnaa qori darandoori u dhaca ayaa la dilay ka dib markii uu weeraray islamarkaana ku dilay saddex askari oo booliis ah iyo...

Somalia: UN Women launches leadership, Empowerment, Access and Protection Project in Jubbaland

Kismayo – Displaced and marginalized women in the Somali federal states of Jubaland and South West State will soon receive a boost in efforts to build...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.