image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

President Hassan Sheikh Arrives in Jigjiga for High-Level Regional Talks

Jigjiga, Ethiopia— The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, arrived in Jigjiga today for high-level regional engagements with leaders from...

Danjiraha Dalka Shiinaha u fadhiya Muqdisho la kulmay Raisul Wasaare Xamza

Muqdisho – Danjira dalka Soomaaliya u fadhiya dowladda Shiinaha ayaa la kulmay raisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamza Abdi  Barre, iyagoo ka wada hadlay ...

Trump Pledges to Revoke Citizenship of Somali Immigrants Found Guilty of Fraud

Washington (Kaab TV/Onkod Radio) — U.S. President Donald Trump said on Tuesday that his administration would pursue efforts to revoke the citizenship of American...

Arab Coordination Group and African Development Bank Group Launch a Structured Strategic Partnership to Scale Co-Financing and Investment in Africa

ABIDJAN, Ivory Coast, January 14, 2026/ -- High-Level Consultation Meeting brings together Heads of the Arab Coordination Group and the African Development Bank Group...

Wasiirka Amniga guddaha XFS oo shirguddoomiyey shir amni oo ka dhacay magaalada Laascaanood

Onkod Radio - Wasiirka Amniga Gudaha XFS Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta guddoomiyay shir amni oo ka dhacay magaalada Laascaanood Shirka ayaa waxaa...

Guddoomiyaha haya’adda SoDMA oo ku baaqay tallaabo deg deg ah si loo badbaadiyo nolosha dadka abaaruhu saameeyeen

Onkod Radio -Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Magaalada Moqdisho ka Furay shir u dhexeeya hay’adaha dowladda iyo Hay’adda...

𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚

Muqdisho - Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mohamud Abdullahi (Abukaate), ayaa si rasmi ah uga qeybgalay dood-wadaagga Shirweynaha...

Somaliland oo maanta ku jimcaysatay aqoonsiga Yuhuudda iyo Hargaysa oo mahadnaq ku harqisay Benjamin Netanjahu

Kaddib markii maalmihii la soo dhaafay uu maamulka Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Cirro si hoose u soo dusinayay warar saadaalinaya in kahor sannadka...

Labo nin oo aano qabiil loogu dilay Gobolka Galgaduud iyo xiisad dilkaas ka dhalatay ka halkaas ka taagan

Warar laga helayo deegaanka Huurshe ee gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaas labo nin lagu dilay. Dilka ayaa la sheegayaa in...

Agaasimihii isbitaalka Banaadir oo xilka looga qaaday hooyo foolanaysa oo isbitaalka bannaanka looga saaray

Fadeexad ka dhalatay dayacaad hooyo foolanaysa oo isbitaalka Banaadir laga cayriyay ayaa keentay in Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS Dr. Ali Haji...

Reer Muqdisho oo maalin kaliya (4.10.2025) martiyay farxad iyo naxdin is-barkan- jidad la furay iyo Godka Jilacow oo la galay

Madax ay u muuq-dheeraayeen wasiirka koowaad ee Soomaaliya Mudane Hamze, guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Muungaab, Taliyaha NISA Mahad Salad iyo madax amni oo tira-beel...

Hoggaamiyayaasha Puntland, Jubbaland iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Nayroobi warna soo saaray

Madaxweynayaasha Jubbaland, Puntland iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliya oo si weyn uga soo horjeeda siyaasadda madaxweyne Xassan Sheikh gaar ahaan habraaca doorashada soo socota ayaa...

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ku eedeeyay labo askari saxiix qalliin sababay geerida hooyo uur leh.

Muqdisho, Soomaaliya (Onkod Radio) Labo askari oo lagu kala magacaabo Dable Xoogga Maxamed Muxudiin Cali iyo Dable Xoogga Cabdisalaan Xuseen Maxamed ayaa  xafiiska xeer...

NISA oo sheegtay in ay hawlgallo ka fulisay Hiiraan, Galgaduud iyo Shabeellaha hoose

War ka soo baxay Hay'adda Nabadusgidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa lagu sheegay in hawlgal ay ciidamo ajnabi ah ka qaybqaateen ay NISA ka...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.