image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Shirweynaha Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka oo la shaaciyay

Shirwaynaha oo ay ka soo qaybgaleen ergo ka badan 2700 oo ka kala timid daafaha dalka isla markaana ka mid ah Xubnaha Rasmiga ee...

Maxey kawada hadleyn RW Xamsa iyo sihayaha Wakiila Midowga ee Soomaaliya ?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku Simaha Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya,...

Dowladaha Soomaaliya iyo Azerbaijan oo heshiis culus wada gaaray

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee dowladda Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbaijan ku saxiixay heshiis is-afgarad...

Dowladda Hoose ee Xamar oo dib u hagaajin ku biloowday wadooyinkii uu roobka sameeyey

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa ku howlan dib usoo celinta Bilicda Caasimadda iyo furista waddooyinka, kadib Roobabkii xooganaa ee ka...

Weriye Caanka oo lagu dilay magaalada Qasa

Ilo caafimaad oo ku sugan magaalada Qasa ayaa sheegaya, in weriye sawirqaade Falastiini ah oo si weyn loo garanayay lagu dilay duqeyn cirka ah...

Ra’iisul wasaare Xamsa “Hadafkeennu waa doorasho Qof iyo Cod ah”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb galay munaasabadda xuska Maalinta Yurub (Europe Day 2025), ayaa sheegay in maalintani ay...

DF Somalia iyo Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF oo uu shir uga furmay Nairobi

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka furmay shir muhiim ah oo u dhexeeya Hay’adaha Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda Lacagta Adduunka ee...

Maxey kawada hadleyn Ra’iisul wasaare Xamsa iyo safiirka Qatar ?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Bin Salem Al Nuaimi, oo ay ka...

Ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed oo howlgal ka fuliyay gobolka Baay

Warar dheeraad ah ayaa laga helaya howlgal qorsheysan oo ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa daraawishta koonfur Galbeed ay ka sameeyeen deegaano ku yaalla...

Golaha shacabka oo maanta yeelanaya kulan xasaasi ah

Xildhibaanada golaha shacabka ee Baaramaanka Soomaaliya, ayaa maanta yeelanaya kulankoodi caadiga ahaa, kaasi oo ka qabsoomi doona xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Xoghayaha Baarlamaanka,...

Zelenesky oo sheegay inuu diyaar u yahay inuu la kulmo Putin

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in Kyiv ay diyaar u tahay inay la kulanto Ruushka lana yeelato wadahadallo xabbad joojin ah. Isaga oo aan...

DF Somalia oo xayiraada ka qaaday garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow

Qoraal kasoo baxay wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya, ayaa dib loogu fasaxay duulimaadyadii tagi jiray degmada Doolow ee gobolka Gedo. Qoraalka ayaa lagu sheegay...

Maleeshiyaad hubeysan oo dad shacab ah ku dilay Shabeellah Dhexe

Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helaya dabley hubeysan oo saakay waabarigii hore labo ruux oo shacab ah ku dilay deegaanka Burdheere oo hoostaga...

RW Xamsa oo guddi u xil saaray ka jawaabida khasaaraha uu sababay Roobka

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay guddiga ka kooban wasiiro, maamulka gobolka Banaadir iyo hay’adda Sodma, si ay uga soo warbixiyaan...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.