image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo laga bilaabay qaadasha Kaarka Diiwangelinta Doorashada

Muqdisho (Onkod Radio) –Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Galmudug Cabdicasiis Laftagareen iyo Axmed Qoor qoor ayaa maanta degaanadoodi iskaga diiwaan geliyay qaadasha kaarka...

DEGDEG:Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Muqdisho

Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax goordhaweyd ka dhacay bannaanka hore xirada Damaanyo ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ka socotay qorista ciidamo...

Maxey kawada hadleyn wasiirada Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Ciraaq ?

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan rasmi ah la yeeshay dhiggiisa dalka Ciraaq, Thaabit Maxamed Al-Cabaasi, kaddib markii uu gaaray...

DEGDEG: Dagaal xooggan oo ka socda gobolka Hiiraan

Wararka inaga soo gaaray gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidanka macawiisley iyo kooxda Al-shabaab uu ka socdo howdka labada...

DEGDEG: qarax ka dhacay duleedka Baraawe

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Qarax xooggan oo goordhaweyd lala eegtay Gaari NOHA ah oo siday (Qaad ama jaad) kaasi oo ka dhacay...

Mareykanka oo Canshuur ku soo rogay qurbo joogta lacagaha u dira dalalkooda

Golaha sharci dejinta ee waddanka Maraykanka ayaa soo gudbiyey cashuur la saarayo lacaga ay qurba joogta waddankaasi u soo diraan dalalka ay ka soo...

Wasiirka arrimaha dibadda oo ka qeyb galay shirka wasiirrada ee golaha Jaamacadda Carabta

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cali Cabdi, ayaa ka qeyb galay shirka Wasiirrada arrimaha Dibada ee Golaha Jaamacadda Carabta,...

Muxuu xambaarsan yahay safarka MW Xasan Sheekh uu ku tagayo dalka Ciraaq ?

Sida xogaha aan heleyno ay sheegayaan  madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, ayaa lagu wadaa inuu u safro magaalada Baqdaad ee caasimada dalka Ciraaq, halkaasi uu...

Muxuu Wasiirka Arrimaha Dibadda ku arkay Safaaradda Soomaaliya ee Ciraaq ?

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta booqday xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Baqdaad, ee caasimadda dalka Ciraaq. Booqashadan...

Soomaaliya oo ka hadashay cunaqabateynta uu Mareykanka ka qaaday dalka Suuriya

Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa soo dhoweeysay cunaqabateynta dhaqaale ee uu Mareykanka ka qaaday dalka Suuriya. War-saxaafadeed  kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya, ayaa lagu...

Dowladda Talyaniga oo Somalia ka taageereysa mashruucyo dalka lagu horumarinayo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulanka Guddiga Sare ee Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya oo ay hirgelintiisa...

Mukhalas tahriibinayay gabdho oo lagu qabtay magaalada Kismaayo

Taliska Ciidamada Booliska qeybta Gobolka Jubbada Hoose, ayaa gacanta ku dhigay eedeysane mukhalas ahaa iyo afar Dumar ah oo uu doonayay inuu ka tahriibiyo...

Madaxdii hore dalka oo shaaciyay inay dhimatay madashii wadatashiga Qaranka

Madaxda hore ee dalka iyo siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda federaalka, ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay ku muujinayaan waalac ay ka qabaan xaalada cakiran...

Hogaamiyaha Suuriya iyo Donald Trump oo kulmay

Waxaa magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga ku kulmay hogaamiyaha Suuriya, Axmed al-Sharaa iyo madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, sida laga soo xigtay warar ka soo...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.