image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

DEGDEG: qarax ka dhacay duleedka Baraawe

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Qarax xooggan oo goordhaweyd lala eegtay Gaari NOHA ah oo siday (Qaad ama jaad) kaasi oo ka dhacay duleedka magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Goob joogayaal ku sugan halka ay wax ka dhaceen ayaa sheegayn in Qaraxu uu ahaa mid xooggan, waxaana jugtiisa laga Maqlay Xaafadaha ku teedsan halka uu marayay Gaariga siday qaadka.

Wali ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxa, balse dadka degaanka ayaa soo sheegaya inuu jiro khasaaro hayeeshe aysan ogeyn halka uu gaarsiisan yahay.

Weli laamaha amniga ee degmada degmada Baraawe, kama aysan hadlin qaraxa iyo khasaaraha ka dhashay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.