image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

DEGDEG:Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Muqdisho

Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax goordhaweyd ka dhacay bannaanka hore xirada Damaanyo ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ka socotay qorista ciidamo cusub.

Dhinaca kale goobjoogeyaal ayaa soo sheegaya in qaraxa lala beegsaday dhalinyaro dooneysay in ay u isu diiwaan galiyaan askarta ciidamada xooga.

Sida aan wararka ku helnay waxaa goobta waxaa ku geeriyooday ilaa iyo 8 dhallinyaro, halka tiro intaas ka badana ay ku dhaawacmeen.

Xaaladda goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa cakiran, waxaa ciidamada dowladda ay xireen goobta, iyada oo weli uu socdo gurmadka loo fidinayo dadka ay waxyeeladu soo gaartay.

Wixii ku soo kordho warkan halkan kala soco

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.