image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

DEGDEG: Dagaal xooggan oo ka socda gobolka Hiiraan

Wararka inaga soo gaaray gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidanka macawiisley iyo kooxda Al-shabaab uu ka socdo howdka labada gobol ee dhaxeeya Ceelhareeri iyo Aadan Yabaal.

Dagaalka ayaa lasoo warinaya inuu yahay mid culus oo labada dhinac isku adeegsanayaan hubka nuucyadiisa kala duwan.

Hoggaamiyaal katirsan ciidanka Macawiisleey, ayaa ku waramaya in xaalada ay adag tahay, isla markaana labada dhinac dagaalka u dhaxeeya uu yahay mid culus. sidoo kalana aysan hadda ka warbixin Karin khasaaraha maadama uu weli socdo.

Wixii kusoo kordho warkan halkan kala soco

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.