image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Hogaamiyaha Suuriya iyo Donald Trump oo kulmay

Waxaa magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga ku kulmay hogaamiyaha Suuriya, Axmed al-Sharaa iyo madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, sida laga soo xigtay warar ka soo baxaya magaalada caasimadda ah ee Riyadh.

Hogaamiyeyaasha labadann dal ayaa kulankoodi ugu dambeeyay yeeshay sanadkii 2000. Trump waxaa uu sheegay inuu kulankani ahaan doono “salaan un”

Kulankani ayaa la sheegay inuu ahaan doono mid kooban. Wuxuu sidoo kale noqonayaa kulankii ugu horreeyay oo ay yeeshaan hogaamiyeyaasha Mareykanka iyo Suuriya muddo 25 sano ka dib.

Shacabka Suuriya ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaalada caasimadda ah ee Dimishiq, si ay ugu dabaaldegaan go’aanka Donald Trump uu uga qaaday cunaqabateynta dhaqaale ee Mareykanka oo muddo saarneed.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.