image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Maalin Dagaal ah Muqdisho Imisa ayay Dhaqaale ahaan ku Kacaysaa?: Model Estimation

Qiyaastan waa model estimation, ma aha tiro rasmi ah oo kama dambays ah. Model-ku wuxuu isku dayayaa inuu cabbiro khasaaraha dhaqaale ee hal maalin...

DEGDEG: qarax ka dhacay duleedka Baraawe

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Qarax xooggan oo goordhaweyd lala eegtay Gaari NOHA ah oo siday (Qaad ama jaad) kaasi oo ka dhacay...

Mareykanka oo Canshuur ku soo rogay qurbo joogta lacagaha u dira dalalkooda

Golaha sharci dejinta ee waddanka Maraykanka ayaa soo gudbiyey cashuur la saarayo lacaga ay qurba joogta waddankaasi u soo diraan dalalka ay ka soo...

Wasiirka arrimaha dibadda oo ka qeyb galay shirka wasiirrada ee golaha Jaamacadda Carabta

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cali Cabdi, ayaa ka qeyb galay shirka Wasiirrada arrimaha Dibada ee Golaha Jaamacadda Carabta,...

Muxuu xambaarsan yahay safarka MW Xasan Sheekh uu ku tagayo dalka Ciraaq ?

Sida xogaha aan heleyno ay sheegayaan  madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, ayaa lagu wadaa inuu u safro magaalada Baqdaad ee caasimada dalka Ciraaq, halkaasi uu...

Muxuu Wasiirka Arrimaha Dibadda ku arkay Safaaradda Soomaaliya ee Ciraaq ?

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta booqday xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Baqdaad, ee caasimadda dalka Ciraaq. Booqashadan...

Soomaaliya oo ka hadashay cunaqabateynta uu Mareykanka ka qaaday dalka Suuriya

Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa soo dhoweeysay cunaqabateynta dhaqaale ee uu Mareykanka ka qaaday dalka Suuriya. War-saxaafadeed  kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya, ayaa lagu...

Dowladda Talyaniga oo Somalia ka taageereysa mashruucyo dalka lagu horumarinayo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulanka Guddiga Sare ee Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya oo ay hirgelintiisa...

Mukhalas tahriibinayay gabdho oo lagu qabtay magaalada Kismaayo

Taliska Ciidamada Booliska qeybta Gobolka Jubbada Hoose, ayaa gacanta ku dhigay eedeysane mukhalas ahaa iyo afar Dumar ah oo uu doonayay inuu ka tahriibiyo...

Madaxdii hore dalka oo shaaciyay inay dhimatay madashii wadatashiga Qaranka

Madaxda hore ee dalka iyo siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda federaalka, ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay ku muujinayaan waalac ay ka qabaan xaalada cakiran...

Hogaamiyaha Suuriya iyo Donald Trump oo kulmay

Waxaa magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga ku kulmay hogaamiyaha Suuriya, Axmed al-Sharaa iyo madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, sida laga soo xigtay warar ka soo...

Shirweynaha Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka oo la shaaciyay

Shirwaynaha oo ay ka soo qaybgaleen ergo ka badan 2700 oo ka kala timid daafaha dalka isla markaana ka mid ah Xubnaha Rasmiga ee...

Maxey kawada hadleyn RW Xamsa iyo sihayaha Wakiila Midowga ee Soomaaliya ?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku Simaha Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya,...

Dowladaha Soomaaliya iyo Azerbaijan oo heshiis culus wada gaaray

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee dowladda Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbaijan ku saxiixay heshiis is-afgarad...

Dowladda Hoose ee Xamar oo dib u hagaajin ku biloowday wadooyinkii uu roobka sameeyey

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa ku howlan dib usoo celinta Bilicda Caasimadda iyo furista waddooyinka, kadib Roobabkii xooganaa ee ka...

Latest Articles