image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxey tahay sababta uu isku dilay wasiirkii Gaadiidka dalka Ruushka ?

Guddiga baarista ee Ruushka ayaa sheegay in wasiirkii hore ee gaadiidka Ruushka Roman Starovoit la helay meydkiisa, isagoo u muuqda inuu isdilay.

Waxaa goor sii horeysay oo isniin ah xilka ka qaaday madaxweyne Vladimir Putin. Ma jirto wax loo sababeeyay xil ka qaadista Starovoit, waxaana lagu dhawaaqay wasiir ku xigeenka gaadiidka Andrei Nikitin inuu bedelay wax yar ka dib.

Guddiga baarista ayaa sheegay inay ku howlan yihiin sidii ay u ogaan lahaayeen sida ay wax u dhaceen. Starovoit waxaa loo magacaabay wasiirka gaadiidka May 2024.

Intaa ka hor, Starovoit waxa uu guddoomiye ka ahaa gobolka Kursk ku dhawaad ​​lix sano, ilaa May 2024.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.