image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Duqa magaalada Muqdisho: Waa la soconnaa dhaqdhaqaaqa mucaaradka

Duqa magaalada Muqdisho, Muungaab ayaa sheegay in ay la socdaan dhaqdhaqaaqa liddiga ku ah amniga ee ay Muqdisho ka wadaan xubno ka tirsan mucaaradka Soomaaliya.

Hadalka Muungaab ayaa ka dambeeyay iskudhac shalay ka dhacay Saldhigga booliska ee degmada Warta Nabadda oo dhexmaray ciidamo taabacsan mucaaradka iyo ciidamada dowladda ee halkaas ku sugan.

Iskudhacaan ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac iyo weliba waxyeello gaadiid iyo mid hantiyeed.

Si kastaba ha ahaatee, waxaa muuqata in xaaladda amniga ee magaalada Muqdisho ay shalay gashay marxalad aan la saadaalin karin meesha ay ku dhammaan doonto, waxaana suuragal ah in mucaaradka hubaysan iyo dowladdu markale iskudhacaan haddii aan murannada siyaasadeed oo ay doorashadu ugu weyntahay laga heshiin.

ONKOD RADIO

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.