image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Duqa Muqdisho oo ka hadlay xaaladda degdeg ah ee ka dhalatay Roobabkii ka da’ay Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa warbixin kasoo saaray xaaladda degdeg ah ee ka dhalatay Roobabka da’ay Caasimadda. “Roobabka...

Dowladda Qatar oo sheegtay in 10 kun oo Soomaali ah ay shaqaaleysiineyso

Dowladda Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday heshiis shaqo abuur oo la filayo in ay fursad shaqo ay ku helaan 10,000 oo dhallinyaro Soomaaliyeed...

Roob sameeyay isku socodka oo xalay ka da’ay magaalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho, waxaa sacaadihii lasoo dhaafay ka da’ay roob xooggan oo sameeyn ku yeeshay isku socodka wadooyinka muhiimka ah ee  magaalada, meelaha uu roobka...

Mareykanka oo qaadacay go’aanadii kasoo baxay shirkii madasha wadatashiga qaran

Dawladda Mareykanka, gaar ahaana Wasaaradda arrimaha dibada qeybteeda qaabilsan Afrika ayaa si xoogan u durtay dhammaan go'aanadii Madaxda Dowladda Federaalka iyo  Dawlad gobaleedyada qaarkood...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo kawada hadlay ballaarinta iskaashiga dhaqaalaha

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee dowladda Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta xarunta wasaaradda ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha u...

Saraakiil katirsan Sirdoonka Faransiiska oo si layaab leh uga hadlay diyaaradii ay soo riday Pakistan

Saraakiil ka tirsan Sirdoonka dalka Faransiiska, ayaa Warbaahinta CNN u xaqiijiyey in dawladda Pakistan soo riday diyaarad ka mid ah diyaaraddaha aadka u qaaliga...

Wararkii ugu dambeeyay qarax khasaaro dhaliyay oo ka dhacay Dhabaab

Qarax xooggan ayaa saaka ka dhacay inta u dhexeysa xerada xagardheer iyo magaalada Dhadhaab kaas oo lala eegtay gaari ay leeyihiin ciidamada booliska Kenya...

Tirada dadkii ku dhintay weerarkii Pakistan oo korortay

Waxaa lagu soo warramayaa inay korortay tirada dadka ku dhintay weerarkii gantaallada oo ay Hindiya ku garaacday Pakistan. Tirada dhimashada dada rayidka aj ayaa haatan...

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo kulan xasaasi ah la yeeshay safiirka Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ee Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta la kulmay  Safiirka Dowladda Qatar u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr....

Muxuu kala hadlay MW Xasan Sheekh Taliska ciidamada Mareykanka ee Qaraadda Afrika ?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay  kulan la yeeshay Jeneraal Michael E. Langley, oo ah Taliyaha Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda...

Madaxtooyada Soomaaliya oo war kasoo saartay shirka golaha wadatashiga Qaran ee maanta furmay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Shirkan waxaa...

Garsoore Cabdulqawi oo kasoo horjeestay go’aanka maxkamadda ICJ ee taageertay Imaaraatka

Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ayaa laashay dacwadda Suudaan ee ka dhanka ah Imaaraadka Carabta, iyada oo sheegtey in aysan awood u lahayn. Suudaan...

Duqeymo maalintii saddexaad oo xirriir ah ka dhacay dalka Sudan

Maalintii saddexaad oo xiriir ah, ayaa weerarro diyaaradaha aan duuliyayaal lahayn (drones) lagu qaaday magaalada dekedda leh ee Port Sudan, taasoo si weyn u...

Wasiirka warshadaha Somalia oo kulan xasaasi ah la qaatay safiirka Turkiga ee Somalia

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Aadan Geesood, ayaa maanta kulan  la qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş. Kulankan oo ka...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.