image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo kulan xasaasi ah la yeeshay safiirka Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ee Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta la kulmay  Safiirka Dowladda Qatar u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Abdullah bin Salem Al Nuaimi, oo booqasho ugu yimid.

Labada mas’uul ayaa kulankooda waxa diirada lagu saaray xiriirka labo geesoodka ah ee u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo Qatar iyo sidii loo xoojin lahaa.

“Intii kulanka lagu guda-jiray , waxaa labada dhinac ay ka wadahadleen siyaabaha lagu xoojin karo xiriirka labo geesoodka iyo ballaarinta dhinacyada iskaashiga ee nacfi is-dhaafsiga leh, si gaar ah ka guul keenidda ujeeddo wadaagga iyo abuuridda fursado iskaashi oo qoto dheer oo dhan weliba leh,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya.

Sikastaba, kulankan ayaa ku soo aadaya xili shalay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya uu khadka telefoonka kula xiriiray wasiirka arrimaha dibadda Suudaan, isla markaana ay kawada hadleyn sidii loo xoojin lahaa iskaashiga ka dhaxeeya labada dowladood.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.