image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Mareykanka oo qaadacay go’aanadii kasoo baxay shirkii madasha wadatashiga qaran

Dawladda Mareykanka, gaar ahaana Wasaaradda arrimaha dibada qeybteeda qaabilsan Afrika ayaa si xoogan u durtay dhammaan go’aanadii Madaxda Dowladda Federaalka iyo  Dawlad gobaleedyada qaarkood ka soo saareen shirkii Muqdisho.

Dawladda Mareykanka ayaa u sheegtay Villa Somalia in loo baahan yahay in go’aanada la xariira arrimaha Faderaalka (Maamulada) & doorashooyinka ay tahay in laga qeybgaliyo dhammaan daneeyayaasha muhiimka ah.

Qoraalka lagu baahiyay bogga wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa lagu yiri “Mareykanka wuxuu si cad  u sheegayaa  in go’aanada aan haysan wadar ogolka iyo wadatashi dhan ay halis ku yihiin daganaanshaha aysana sharciyad dhab ah aheyn”.

Sidoo kale go’aanadii madasha ayaa lagu sifeeyey in ay halis ku yihiin Amniga iyo dibu kabashada loogu jiro in looga gudbo marxaladda amni darada.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.