image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararkii ugu dambeeyay qarax khasaaro dhaliyay oo ka dhacay Dhabaab

Qarax xooggan ayaa saaka ka dhacay inta u dhexeysa xerada xagardheer iyo magaalada Dhadhaab kaas oo lala eegtay gaari ay leeyihiin ciidamada booliska Kenya ee degmada Dhadhaab.

Qaar ka mid ah dadka qaxootiga ayaa sheegay in jugta qaraxa laga maqlay xeryaha qaxootiga iyo qeybo kale oo ka tirsan deegaanka Dhadhaab, Qaraxan ayaa ka dhacay bartamaha wadada isku xirta xerada Qaxootiga Xagardheer iyo degmada Dhadhaab xilli uu halkaas marayay gaari boolis ah.

ma jiro wax khasaare nafeed ah oo ka dhashay qaraxa . balse gaariga ciidamada ayaa waxaa soo gaaray burbur xooggan.

Laamaha ammaanka ayaa haatan wada baaritaanno ballaaran oo ku aaddan dhacdadan, inkasta oo aan si rasmi ah loo faahfaahin sida ay wax u dhaceen.

Sarkaal ka tirsan ciidamada ammaanka ayaa xaqiijiyay in baaritaanno dheeraad ah ay socdaan, waxaana lagu wado in la adkeeyo ammaanka degaanka. Weli ma jirto cid si rasmi ah u sheegatay mas’uuliyadda qaraxa.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.