image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Shirka golaha wadatashiga Qaranka oo dib u dhac ku yimid iyo sababta

Shirka Golaha Wadatashiga Soomaaliya oo si rasmi ah uga furmi lahaa magaalada Muqdisho maanta, ayaa dib udhac ku yimi, iyada oo loo balamay Maalinta...

Baarlamaanka golaha shacabka oo maanta buuq iyo gacan qaad uu ka dhacay

Kulanka maanta ay yesheen xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ku soo dhammaaday buuq iyo fowdo, kaddib markii ay isku dhaceen qaar kamid...

Ciidanka xoogga oo burburiyay xarumo laga soo abaabuli jiray weerarada

Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kuwa sida gaar ah u tababaran ee Danab ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Masaajid Cali...

Puntland oo 15 maxbuus oo ay ku qabtay dagaalladii Laascaanood ku wareejisay Somaliland

Somaliland iyo Puntland ayaa maanta is dhaafsaday  Maxaabiis ay ku kala qabsadeen dagaalkii ka dhacay magaalada Laascaanood sannadkii 2023. Wasiirka Cadaaladda Puntland Maxamed Cabdiwahaab oo...

Dagaalamayaal katirsan Shabaab oo shaqaale ka shaqeeya dhagax qodista ku laayay Kenya

Faaf faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar  jid  gal ah oo kooxda Al-shabaab, ay saakay ka geysteen  tuulada Bor Abor oo hoostagta magaalada...

Dowladda Pakistan oo shaacisay in milatari Hindiya ay qorsheynayaan weerar

Dowladda Pakistan ayaa saaka ku dhawaaqday inay heshay "xog sir ah oo lagu kalsoonaan karo" oo muujinaysa in Hindiya ay qorsheynayso weerar milatari waqti...

RW Xamsa ” Muhiimad ayey u lee dahay xukuumadda in aad dardargeliso howlaha mudnaanta leh”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad ee cusub, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi,...

Kulan looga hadlayay amniga Muqdisho oo lagu qabtay xarunta dowladda Hoose ee Xamar

Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kala qeyb galay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Caasimadda Maxamed Axmed Amiir, shirka Degmooyinka...

Ciidanka deegaanka ee Macawiisley oo howlgal ku dilay xubno katirsan Al-shabaab

Ciidamada difaaca deegaanka ee macawiisleyda ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyey howdka Ciid-ciidka degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay ku sugnaayeen...

Dalal Yurub ah oo xaalad koronto la’aan ah waajahaya

Dowladda Spain ayaa ku dhawaaqday xaalad degdeg ah, xilli dhanka kalena ay xoojinayaan roondada bilayska iyada oo la dirayo soddon kun oo askari oo...

Xuutiyiinta oo ku hanjabay in ay duqeyn ka geysan doonaan Boosaaso & sababta

Xuutiyiinta Yaman ayaa markale ku hanjabay in ay 48 saac gudahood ay duqayn doonaan Xarunta Raadeerka Imaaraatka oo ah saldhig ay ugu talalo galeen...

Mareykanka oo duqeyn ku dilay dad rayid ah gudaha dalka Yemen

Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhintay duqeyn diyaaradeed oo Axadii shalay ka dhacday caasimadda Sanca, sida uu sheegay TV-ga Al Masirah ee xiriirka...

Maxey tahay casuumada uu u fidiyay madaxweynaha Ruushka, madaxweyne Xasan Sheekh ?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Ruushka ahna Ergeyga madaxweynaha Ruushka u qaabilsan Bariga Dhexe iyo geeska...

Ra’iisul wasaare Xamsa oo sameeyey isku shaandheeyn golahiisa wasiirada

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa isku shaandheeyn kooban ku sameeyay xubno kamid ah golahiisa wasiirada. Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Farxaan Maxamed Jimcaale, ayaa...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.