image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ra’iisul wasaare Xamsa oo sameeyey isku shaandheeyn golahiisa wasiirada

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa isku shaandheeyn kooban ku sameeyay xubno kamid ah golahiisa wasiirada.

Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Farxaan Maxamed Jimcaale, ayaa warbaahinta u akhriyay isku shaandheeynta uu sameeyey Ra’iisul wasaaraha, taasi oo sameeyn ku yeelatay xafiiska Ra’iisul wasaare ku-xigeenka labaad iyo wasaaradaha Gaashaandhigga iyo arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya.

Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo ahaa wasiirka Gaashaandhigga, ayaa loo magacaabay Ra’iisul wasaare ku-xigeen, waxa uuna badalay Cabdisalaan Dhaay oo asna loo dhiibay wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya.

Sido kale Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa laga dhigay wasiirka Gaashaandhigga, waxa uuna badalay Jibriil Cabdirashiid oo muddo kooban yahay wasaaradda Gaashaandhigga.

Isku shaandheeynta uu sameeyey Ra’iisul wasaare Xamsa, ayaa soo baxday maalmo ka hor, iyada oo dhinaca kale weli ay jirto hadal heyn ku aadan in is badal lagu sameeyn doono talisyada kala duwan ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.