image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Muxuu kala hadlay MW Xasan Sheekh Ergada midowga Afrika ee Soomaaliya ?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir la yeeshay ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya, kuwaas oo uu kala hadlay iskaashiga istiraatijiyadeed ee...

Guddoonka labada aqal oo faray BJFS dardar gelinta iyo dhameystirka dastuurka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) Iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaah, ayaa kulan...

Xil. Cabdi Ibraahim oo loo doortay guddoomiyaha guddiga maaliyada ee golaha shacabka

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir guddoomiyay kulan uu maanta yeeshay Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iyo...

Shir looga hadlayo taageerada dhaqaale ee howlgalka AUSSOM oo ka socda Uganda

Waxaa magaalada Kambaala ee caasimada dalka Uganda ka socda shir u dhaxeeya  Taliyeyaasha dalalka ciidamada ka jooga Soomaaliya, waxa uuna soconayaa shirka 22 ilaa...

Tirada dhimashada weerarka Hindiya oo korortay

In ka badan 26 qof ayaa lagu dilay weerarka argagixiso ee ka dhacay Pahalgam, Jammu iyo Kashmir. Si kastaba ha ahaatee, warbaahinta Hindiya ayaa...

Khasaaro ka dhashay weerar ay ciidamada deegaanka ku qadeen kooxda ‘AS’

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ay xalay ciidamada Deegaanka ee Gobolka Hiiraan, ku qaadeen xubno ka tirsan Al-shabaab oo ku dhuumaaleysanayey aagga...

Puntland oo si kulul uga jawaabtay eedeeyn kasoo yeertay dowladda Federaalka

Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Cali Xoosh, ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray tallaabo ay qaaday Puntland oo ku sheegtay in aqoonsi gaar ah ay...

RW Xamsa” Maanta waa maalin muhiim u ah Qaranka iyo Shaqaalaha Dowladda, daahfurka siyaasaddan Qaran”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo daahfuray Hirgelinta Siyaasadda Qaran ee Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka ah, ayaa sheegay in...

Shiinaha oo digniin u diray dalalka isku daya in ay heshiis dhaqaale la galaan Mareykanka

Shiinaha, ayaa Isniintii ku eedeeyey Xukuumadda Washington inay ku-takri-falayso cashuuraha, waxaanay digniin u dirtay Dalalka isku daya in ay heshiis dhaqaale oo ballaadhan la...

Ciidanka dowladda oo howlgal qorsheysan ka sameeyay gobolka Shabeellaha Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya  howlgal qorsheysan oo ciidanka xoogga dalka ka sameyeen saacadihii lasoo dhaafay deegaano hoostaga degmada Wanlaweyn  ee gobolka Shabeellaha...

RW hore Shirdoon Saacid oo maalmo ka hor dhaliilay amniga dalka lagu qaabilay Villa Somalia

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta xarunta madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay  Cabdi faarax Shirdoon oo Ra’iisul wasaare soo noqday muddaadii u dhaxeeysay 2012 ilaa...

Faah faahino laga helay dagaal xooggan oo ka dhacay duleed magaalada Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Al-shabaab ay xalay saqdii dhexe ku qadeen fariisimo ciidamada dowladda ay ku lee yihiin duleedka deegaanka Ceelasha...

Kooxda ‘AS’ oo Gowrac iyo kufsi ka wada degmada Aadan Yabaal

Waxaa degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe, laga soo warinaya dhacdooyin naxdin leh, tan markii todobaadkii hore ay Al-shabaab ay dagaal ay ku...

Safiirka Soomaaliya ee Mongolia oo gudbisay nuqulka warqadaha aqoonsiga danjirannimo

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Mongolia, Hodan Cismaan Cabdi ayaa si rasmi ah nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo u gudbisay agaasimaha...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.