image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Faah faahino kasoo baxeysa dagaal ka dhacay tuulada Hamacaduur ee gobolka Galgaduud

Warar dheeraad ah  ayaa kasoo baxaya dagaal u dhaxeeyay ciidanka deegaanka iyo Al-shabaab, oo ka dhacay tuulo hoostagta deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud ee...

Diiwaan-gelinta dadweynaha ee doorashada golayaasha deegaanka oo ka bilaabtay Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Shangaani ka bilaabatay  diiwaan-gelinta dadweynaha ee doorashada golayaasha deegaanka ee gobolka Banaadir Dadka deegaanka ayaa safaf dhaadheer ugu...

Trump oo ku eedeeyay Zelensky inuu bilaabay dagaalka ka dib weerarkii weynaa ee Ruushka

Donald Trump ayaa Volodymyr Zelensky ku eedeeyay inuu bilaabay dagaalka Ruushka maalin kadib weerar ba’an oo Ruushku ku dilay in ka badan 30 qof...

Maxaa kasoo baxay safarka Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ee Laascaanood ?

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta la qorsheynaya inuu dib ugu soo laabto magaalada Muqdisho, kaddib safar qaatay muddo saddex cisho ah...

Ra’iisul wasaare Xamsa oo dhagax dhigay mashruuca dhismaha garoonka diyaaradaha magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo uu wehliyo hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdulqaadir Aw-Cali (Firdhiye) ayaa dhagax dhigay mashaariic horumarineed...

RW Xamsa oo kulan la qaatay xubno matalayey bulshada gobolka Sanaag

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay xubno matalayey qeybaha kala duwan ee bulshada Gobolka Sanaag. Ra’iisul Wasaare Xamsa...

RW Xamsa oo ku dhawaaqay in SSC-Khaatumo ay tahay maamul goboleed katirsan dowladda Federaalka

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, oo ka hadlay munaasabad xalay ka dhacday magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa ka dhawaajiyay in SSC-Khaatumo...

Ruushka oo weerar ku qaaday Ukraine dadna ay ku dhinteen

Ugu yaraan 21 qof ayaa ku dhintay 83 kalena way ku dhaawacmeen, oo ay carruur ku jireen, kadib weerar uu Ruushku ku qaaday Ukraine,...

RW Xamsa oo kulan xasaasi ah la qaatay Garaadada SSC-Khaatumo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay  magaalada Laascaanood kulan muhiim ah kula yeeshay Garaadada deegaannada SSC-Khaatumo. Kulanka ayaa diirrada lagu...

Maxey kawada hadleyn Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Erdogan ?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Türkiye Recep Tayyip Erdoğan, inta lagu guda jiray Madasha...

Agaasimaha guud ee Shabakada Shabelle iyo ku-xigeenkiisa oo lasii daayay

Waxaa goordhaw dib xuriyadooda u helay Agaasimaha Guud ee warbaahinta Shabelle, Abuukar Sheekh Maxamed ( Abuukar Iskaay) iyo ku-xigeenkiisa Maxamuud Soofeysane oo maanta lagu...

Agaasimaha guud ee warbaahinta Shabelle iyo ku-xigeenkiisa oo goordhaw lagu xiray Muqdisho

Ciidamada Booliska saldhigga degmada Xamarweyne ayaa maanta xiray Agaasimaha guud ee warbaahinta Shabelle Abuukar Sheekh Maxamed ( Abuurkar Sky ), iyado saacado ka hor...

RW Xamsa oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay magaalada Laascaanood

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa goordhaw gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Ra’iisul wasaaraha ayaa si weyn waxaa garoonka diyaaradaha ee...

Wasiirka Gaashaandhigga oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay garab istaagaan ciidanka xoogga

Maanta oo ah 12 April waxa ay ku began tahay sannad guuradii 65-aad ee aas aaska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Madaxda  ugu saareysa dalka ayaa...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.