image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Duqeymo iyo dagaal ka dhacay deegaano hoos taga degmada Galcad

Wararka ka imaanaya  degmada Galcad ee gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay duqeyn diyaaradeed laga fuliyay deegaano hoostaga degmadaasi. Duqeynta  ayaa si gaar...

Soomaaliya oo amartay inay dalka ka baxdo haweeney ajnabi ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay go’aansatay inay dalka ka baxdo Anna Saleem Högberg, oo ahayd madaxa arrimaha gargaarka ee dowladda, sida aan...

Rag ka ganacsanayay muqaadaraad oo la soo qabtay

Taliska Booliska degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, oo howlgal qorsheysan ka fuliyay xaafadaha degmadaasi, ayaa ku soo qabtay rag ka ganacsanaayey wax yaabaha...

Maxaa looga hadlay kulanka maanta ee golaha wasiirada ay yesheen ?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay dagaalka kooxda Al-shabaab  ee ka socda qeybo ka mid...

Faah faahin: Dab dhaliyay khasaaro hantiyadeed oo ka kacay xaafada Soonakey

Wararka ka imaanaya xaafada Soonakey ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir, ayaa sheegaya in maanta dab dhaliyay khasaaro hantiyadeed uu ka kacay goobo ganacsi...

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo kawada hadlay dagaalka Shabaab

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada hadlay...

Somalia: Al-Shabaab’s Growing Clan Divide and the Government’s Blind Spot

Somalia, a nation abundantly endowed with natural wealth—untapped oil and mineral reserves, fertile river valleys, strategic maritime positioning, and the longest coastline in mainland...

Imaam sheegay in 170 qof oo qaraabadiisa iyo asxaabtiisa inuu ku waayay dhulgariirkii Myanmar

Markii laga aadaamay jimcahii lasoo dhaafay magaalada Sagaing ee dalka Myanmar, ayaa boqolaal Muslimiin ah waxay u dareereen shanta masaajid ee ku yaala bartamaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wefdi uu hoggaaminayo si weyn loogu soo dhaweeyay Jabuuti

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti. Madaxweynaha iyo wefdigiisa, waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha...

Dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo ka socda galbeedka gobolka Mudug

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo maanta ka socday deegaanada Jiicboor iyo Saax quraan oo ku yaalla...

Fiqi oo u hambalyeeyay wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha dibadda Jabuuti

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa hambalyo waxa uu u diray dhigiisa dalka Jabuuti Cabdiqaadir Xuseen Cumar oo shalay loo magacaabay wasiirka...

Hay’adda Duulista Rayidka oo cadeeysay waxa keenay shil diyaaradeed ee maanta ka dhacay Garoonka Aadan Cadde

Duhurimadii maanta ayey aheyd markii diyaarad ay lee dahay  Hay’adda UN-ka ay shil ku gashay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaddib...

Wararkii ugu dambeeyey howlgallo iyo duqeymo culus oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Afhayeenka wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Soomaaliya Abuukar Maxamud, ayaa ka warbixiyay dagaaladii iyo duqeymihii ugu dambeeyay ee saacadihii lasoo dhaafay laga fuliyay deegaano katirsan...

Donald Trump oo sheegay in uu aad ugu carooday Vladimir Putin, hanjabaadna u diray

Donald Trump ayaa sheegay in uu aad ugu carooday madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ka dib toddobaadyo uu isku dayay in uu ka xaajoodo xabbad...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.