image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Rag ka ganacsanayay muqaadaraad oo la soo qabtay

Taliska Booliska degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, oo howlgal qorsheysan ka fuliyay xaafadaha degmadaasi, ayaa ku soo qabtay rag ka ganacsanaayey wax yaabaha Maanka dooriya

Taliska Ciidanka Booliska oo kaashanaaya bulshada ayaa xogta Ragaan ka ganacsanaayay muqaadaraadka heley ayadoona ugu dambeyn Ragaan. Gacanta lagu soo dhigey.

Sidoo kale Taliska ayaa sheegay in raggan oo labo ah ay in muddo ah ka ganacsanayeen Muqaadaraadka, isla markaana hadda la soo qabtay iyaga oo gacmaha kula jira, lana horgeeyni doono sharciga.

Ugu dambeyn  Taliska booliska ayaa bulshada kaga mahad-celiyay sida wanaagsan ee ay ula shaqeynayaa.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.