image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Shirka golaha wadatashiga Qaranka oo baaqday iyo sababta ka dambeysa

Shirka Golaha Wadatashiga Soomaaliya oo si rasmi ah uga furmi lahaa magaalada Muqdisho maanta, ayaa dib udhac ku yimi, iyada oo loo balamay Maalinta...

Magaalooyin kamid ah Soomaaliya oo maanta ay u tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fidriga

Iyada oo shalay inta badan dalalka Islaamka iyo deegaanada Soomaalida si wadajir ah looga ciiday, ayaa maanta waxaa jira dad Soomaaliyeed oo ay u...

Deegaano ku yaalla Galgaduud oo laga fuliyay howlgal culus

Howlgal qorsheysan oo uu Hogaaminayay Taliyaha Qaybta Galmudug Ee Ciidanka NISA G/Dhexe Feysal Ibraahim Caanood ayaa laga fuliyay Deegaano Hoostaga Deegaanka Ceelgaras ee gobolka...

Hassan Kobac Foundation Provides Life-Saving Water and Food Assistance to Drought-Stricken Communities in Hiiraan

Mogadishu, Somalia  - (Onkod Radio) In the face of one of the most severe droughts in recent history, the Hassan Kobac Foundation (HKF) has...

Shabeellaha Hoose oo lagu diyaarinayo Macawiisley weerarta kooxda Shabaab

Guddoomiyaha deegaanka Number 50 ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa shaaciyay in ay diyaariyeen ciidan Macawiisleey ah oo Al-shabaab kula dagaalama deegaanada Shabeellaha Hoose. Guddoomiyaha deegaanka...

RW Xamsa oo shacab iyo mas’uuliyiin Salaada Ciida kula Tukaday deegaanka number 50

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta deegaanka Number 50 Salaada Ciidul Fidriga kula Tukaday, Shacab ciidan iyo mas’uuliyiin katirsan dowad goboleedka...

Magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka oo maanta si weyn looga Ciidayo

Maanta oo ah maalinta koowaad ee munaasabada Ciidul Fidriga waxaa si weyn looga ciiday magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah gobollada dalka Soomaaliya. Waddooyinka waa...

Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari

Dowladda Mareykanka ayaa maanta duqeyn cirkaa waxa ay maanta ka fulisay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, waxaana duqeyntaas la sheegay in lagu beegsaday goobo...

Horjoogayaal katirsan Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Taliska hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, ayaa ka hadlay howlgal lagu dilay xubno sare oo katirsanaa Al-shabaab, oo ka deegaanka Geelgub...

Tirada dhimashada dhul-gariirka Myanmar oo korortay

Ku dhawaad ​​24 saacadood ayaa laga joogaa markii dhulgariir xooggan uu ku dhuftay Myanmar, iyadoo saameyntiisa laga dareemayo ilaa dalka ay jaarka yihiin ee...

Ciidamo katirsan dowladda oo dilay guddoomiye Waaxeedkii Xalane ee degmada Wadajir

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya ciidamo katirsan dowladda oo xalay degmada Wadajir ku dilay guddoomiye Waaxeed katirsan degmadaasi. Alle hau naxariisto marxuumka ayaa lagu...

Intensified Crackdown on Journalists: Somali police raid home of SJS Secretary of Information Mohamed Bulbul in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia 27 March, 2025 – The Somali Journalists Syndicate (SJS) is extremely concerned about the police raid on the residence of SJS Secretary...

Kalkaaliso 7 sanno ka hor laga afduubtay Muqdisho oo codsatay in lasii daayo

Kalkaaliso Caafimaad oo kasoo jeeda dalka Jarmaka laguna magacaabo Sonja Nieniet, una shaqeyneysay hay’adda ICRC, ayaa kasoo muuqatay muqaal lagu baahiyay Kanaal Youtube ah,...

Muxuu ku saabsanaa kulanka dhex maray safiirka Shiinaha iyo guddoomiyaha hay’adda Musiibooyinka ?

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Muqdisho kulan muhiim ah kula qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.