image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan xasaasi ah la qaaday wasiir dowlaha arrimaha dibadda Imaaraatka

Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Isutagga Imaaraatka Carabta Sheikh Shakhboot Binu Nahyaan Aala-Nahyaan. Wasiirka...

Weerar ku biloowday qaraxyo oo saakay Shabaab ku qaadeen deegaanka Sabiib iyo Caanoole

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo ciidanka dowladda iyo Al-shabaab, saakay ku dhex maray deegaanada laisku dhaho Sabiib iyo Caanoole ee...

kulan looga hadlayay dacwadaha la xiriira canshuuraha oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan looga hadlayey dardargelinta howlaha baarista iyo horgeynta cadaaladda dacwadaha la xiriira canshuuraha iyo dhaqaalaha ayaa ka qabsoomay Taliska laanta dhexe ee ilaalinta canshuuraha...

Hay’adda SoDMA oo furimaha dagaalka u dirtay dawo iyo dhaqaatiir

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) oo xoojineysa dadaallada yareynta khasaaraha ka dhasha dagaallada lagu cirib-tirayo khawaarijta ayaa furimaha gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe u dirtay...

Putin oo Trump ka diiday baaq uu u soo jeediyay oo dagaalka Ukraine la xiriira

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, iyo dhiggiisa Ruushka, Vladimir Putin ayaa telefoonka ku wada hadlay, wadahadalkaas oo socday ku dhowaad laba saacadood. Intii ay wada hadlayeen...

Imaaraadka iyo Sacuudiga cambaareeyay qaraxii lala beegsaday madaxweyne Xasan Sheekh

Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ayaa cambaareeyay weerarkii lala eegtay kolonyada madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud, xili u uku sii jeeday jiidaha hore ee dagaalka. Qoraal...

Hoobiyeyaal maanta lagu garaacay xerada Xalane ee Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay Hoobiyeyaal maanta lagu gaaracay xerada Xalane ee magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka. Hoobiyeyaasha qaar  ayaa la sheegay in ay...

Guddoomiyaha Dhuusamareeb oo ka warbixiyay howlgal ay sameeyeen

Ciidamada Booliska iyo Nabad Sugidda qeybtooda maamulka Galmudug, ayaa howlagallo qorsheysan oo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka sameeyay deegaanno ku teegsan Sinadhaqo, Labi-dule,...

Khasaaraha ka dhashay dagaal ciidamo kawada tirsan dowladda ku dhex maray Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan dowladda Soomaaliya oo maanta ka dhacay degmada Yaaqshid ee gobolka Banaadir. Dagaalkan oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray furimaha dagaalka ee Shabeellaha Dhexe

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaw ka degay degmada Aadan-yabaal ee gobolka Sh/Dhexe, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey shacabka ku nool magaalada iyo saraakiisha...

Wararkii ugu dambeeyey khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Muqdisho

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax goordhaweyd ka dhacay Waaxda Gaheer ee degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa sida goob jogayaal ay inoo...

Dagaal culus oo ka qarxay xerada lagu tababaro ciidamada Soomaaliya ee Turkiga

Dagaal culus ayaa qarxay xili ay socotay ciyaar kubadda cagta ah oo ka dhacaysay xero lagu tababaro ciidamo Soomaalida ah oo ku taala dalka...

Ciidanka dowladda iyo Shabaab oo ku dagaalamay degmada Balcad

Wararka inaga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaas saakay  dagaal uu ku dhaxmaray degmada Balcad Ciidanka dowladda iyo Al- Shabaab. Dadka deegaanka...

RW Xamsa Cabdi Barre oo maanta daah-furay qorshaha isbadalka Qaranka

Ra’iisul Wasaraaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025-2029). Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in qorshahan ay ansixiyeen...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.