image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Weerar ku biloowday qaraxyo oo ka socda hoteel ku yaalla magaalada Baladweyne

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo iyo weeraro toos ah oo ay Al-shabab ay saakay ku qadeen magaalada Baladweyne  ee xarunta Gobolka Hiiraan. Weerarka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u dhoofay dalka Imaaraatka Carabta

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u amba baxay dalka istugga Imaaraatka Carabta, kaddib caasumaad uu ka helay madaxda dalkaasi. Madaxtooyada Soomaaliya waxa faah...

Maxaa ka jira in Shabaab ay isaga baxeen deegaano ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe ?

Wararka inaga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegay kooxda Al-shabaab, ayaa iskaga baxday magaalooyinka Ceelbaraf iyo Biyacadde kadib markii ciidanka xoogga ay dhowr...

Xildhibaanada golaha shacabka oo meel mariyey hindise sharciyeed ay soo gudbisay wasaaradda Cadaaladda ee XFS

Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta kulankoodi caadiga ahaa waxa ay ku yesheen xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Kulanka xildhibaanada ayaa waxaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay culimaada Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan afur ah kula qaatay culimada Soomaaliyeed, isaga oo la wadaagay muhiimadda isku xirnaanta...

Wasiir dowlaha Gaashaandhigga “wey awoodi wayeen in Shabaab ay sii joogaan degmada Balcad”

Wasiir dowlaha wasaaradda Gaashaandhiga ee xukuumadda Soomaaliya Cumar Cali Cabdi, ayaa ka hadlay xaalada amniga dalka iyo qabashadii Al-shabaab ee todobaad ka hor degmada...

NISA oo xaqiijiyay in duqeyn ay ku dishay sarkaal sare oo katirsan Shabaab

War-saaxafadeed kasoo baxay hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA, ayaa lagu faah faahiyay howlgal ka dhacday gobolka shabeellaha Dhexe, oo lagu dilay...

MW Xasan Sheekh “24 saac ‘AS’ waxaa ku jiraan gaatin ama dariiq yar oo ay magaalada kasoo galaan”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in loo baahan yahay in loo midoobo dagaalka kooxda Al-shabaab  isla markaana laga saaro dagaalka. Waxa uu sheegay...

Faaf faahin: In ka badan 1,000 qof oo lagu dilay dalka Suuriya

Kooxaha xuquuqda aadanaha ee kor kala socda xaaladda Suuriya ayaa Sabtidi sheegay, in ugu yaraan 1,000 qof lagu dilay isku dhacyo labadi maalin ee...

RW ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga caasimada

Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa shir-guddoomiyey kulan ku saabsan amniga caasimadda oo ka dhacay xarunta Gobolka...

Xukuumadda Somaliland oo dil ku fulisay askar horay dil u geystay

Xukuumadda Somaliland ayaa maanta waxa ay dil toogasho ah ku fulisay labo xukunsane oo lagu eedeeyey inay dileen Taliyihii saldhigga Booliska Maxamed Mooge iyo...

Maxamed Cabdi Cali oo ku guuleystay kursiga HOP 049 doorasho maanta ka dhacday Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug,ayaa maanta waxaa ka dhacday doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP 049 oo horay uu ugu fadhiyay agaasimaha hay’adda  Socdaaka...

Suudaan: 100 qof oo cudurka Daacuunka ugu geeriyooday

Ku dhawaad 100 qof ayaa u dhintay daacuun caloole laba toddobaad gudahood, tan iyo markii uu cudurkan biyaha ka dhasha uu ka dillaacay gobolka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo been abuur ku tilmaamayay in dalka ka jirto khatar amni darro ah

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka hadlayay Masjidka Shuhadada ee madaxtooyada Qaranka, ayaa ka hadlay qodobo kala duwan oo la xiriira howlgallada dalka...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.