image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xukuumadda Somaliland oo dil ku fulisay askar horay dil u geystay

Xukuumadda Somaliland ayaa maanta waxa ay dil toogasho ah ku fulisay labo xukunsane oo lagu eedeeyey inay dileen Taliyihii saldhigga Booliska Maxamed Mooge iyo askari katirsan ciidanka ilaalada waddooyinka ee Somaliland.

Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa 6-dii bishaan xukun qisaas ah ku riday labada gacan ku dhiigle.

Ehelka labada dhinac oo muddo isku dayay inay raadiyaan xal kale ayaa sheegay in laisku fahmi waayay, iyadana oo maanta toogashadii horay ay ugu rideen maxkamadaha kala duwan ee Somaliland lagu fuliyay.

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro, ayaa shalay saxiixay warqada xukunka toogashada maanta lagu fuliyay labada dambiile ee dilka geystay.

Xabsiga Mandheera ee Somaliland, waxaa ku xiran maxaabiis dambiyo kala duwan oo ku eedeysan dilal dhac iyo dambiyo kala duwan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.