image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u dhoofay dalka Imaaraatka Carabta

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u amba baxay dalka istugga Imaaraatka Carabta, kaddib caasumaad uu ka helay madaxda dalkaasi.

Madaxtooyada Soomaaliya waxa faah faahin ah kama aysan bixin mudada uu qaadan doono iyo ujeedka safarkiisa, iyo waxa uu salka ku hayo.

Dhinaca kale madaxweynaha ayaa inta uu ku sugan yahay dalkaasi, waxa uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa madaxda ugu sareeysa waddankaasi, isaga oo kala hadli doona sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka labada dowladood.

Sikastaba Dowladda Imaaraatka Carabta, ayaa dhowaan Soomaaliya deynta ka cafisay, waxaana Muqdisho iyo Abu Dhabi ay wada gareen heshiisyo muhiim u ah labada dalka

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.