image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

DEGDEG: Dagaal xooggan oo hadda ka socda degmada Balcad

Wararka inaga soo gaaraya degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in saakay halkaasi uu ka socda dagaal u dhaxeeya ciidanka Dowladda iyo...

Qaar kamid ah waddooyinka Muqdisho oo xiran iyo Abiy Axmed oo Muqdisho ku soo wajahan

Waxaa maanta xiran qaar kamid ah waddooyinka ugu muhiimsan magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka, waxaa la soo dhoobay ciidamo kala duwan oo katirsan dowladda,kuwaasi...

Ciidamada xoogga oo weerar ku qaaday goob ay ku sugnaayeen Al-shabaab

Ciidamada Xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa maanta weerarka culus ku qaaday xubno ka tirsan Al-shabaab, kuwaas oo isku aruursanayey duleedka degmada  Ceelbaraf...

Wasiirka Qoyska iyo xuquuqul Insaanka ee XFS oo la kulmay safiirka Qatar u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya  Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta xafiiskeeda kusoo dhaweysay Safiirka dowladda Qatar u fadhiya magaalada Muqdisho Amb...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo lasoo taagay rag loo heysto ganacsiga dadka nool

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwad ciqaab ah oo loo heysto toddoba qof oo xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka uu kusoo...

Ciidanka NISA oo howlgal lagu adkeeynayo amniga ka sameeyey Ceelasha Biyaha

Ciidamada hay’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA, ayaa howlgal lagu xaqiijinayo amniga waxa ay maanta ka sameyeen deegaanka Ceelasha Biyaha ee gobolka...

MW Xasan Sheekh oo kulamo kala duwan la qaatay madaxda dalka liibiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo la qaatay Hoggaamiyaha Golaha Sare ee Liibiya, Maxamed Al-Manfi iyo Ra'iisal Wasaaraha dalkaasi Cabdixamiid Dubayba...

Dagaal culus oo saakay ka dhacay gobolka Hiiraan

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo saakar aroortii hore ka dhacay nawaaxiga deegaanka Beera-yabaal ee gobolka Hiiraan, kaasi oo u dhaxeeyay...

Faaf-faahin: Diyaarad dagaal oo ku dhacday deegaano ay ku sugan yihiin Shabaab

Warar aan ka heleyno degmadda Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa waxa ay sheegayaan in Diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka loo yaqaan...

Soomaaliya oo aan kasoo muuqan liiska dalalka lagu lee yahay tabarucaadka Qaramada Midoobay

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa soo saaray liiska dalal lagu lee yahay Deymaha aan la bixin ee gaarsiin karaa in dalalkaasi aysan codsan...

Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay deegaan ku yaalla Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal khasaaro geystay oo deegaanka Cadaan-laxeey ku dhex maray ciidamada xoogga dalka iyo Ururka Al-Shabaab. Dagaalka ayaa yimid ka...

Dowladda Dhexe oo isku xireysa howlgallada ka socda Hir-shabeelle iyo Galmudug

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay ka shaqeyneyso sidii laisku xirilahaa  howlgallada ka socda maamulada Hir-shabeelle iyo Galmudug ee ka dhan...

Mucaaridka oo ku guuleystay doorashadii Jarmalka

Hogaamiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Jarmalka Friedrich Merz, ayaa Axaddii shalay guul aan weyneyn kasoo hooyay, doorashadi qaran ee dalkaasi ka dhacday, laakin xisbiga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhaweeyay dalka Liibiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Liibiya, halkaas oo uu ku tagay...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.