image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay deegaan ku yaalla Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal khasaaro geystay oo deegaanka Cadaan-laxeey ku dhex maray ciidamada xoogga dalka iyo Ururka Al-Shabaab.

Dagaalka ayaa yimid ka gadaal markii Al-shabaab ay weerar ku soo qadeen fariisimo ay ciidanka dowladda ku lee yihiin deegaanka Cadaan-laxeey ee gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana dagaalkaasi la sheegay inuu ka dhashay khasaaro kala duwan.

Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay ka hortageen weerarka, kaddib markii ay heleen xog ku aadan weerarka, waxaana la tilmaamay in dagaal qaraar kaddib ay ciidanka u suura gashay in ay jabiyaan dagaalayanadii Shabaabka ka tirsanaa ee weerarka soo qaaday.

Saraakiil katirsan ciidanka xoogga ayaa sheegay in dagaalka khasaaro xooggan lagu gaarsiiyay Al-Shabaab,  inkastoo faah-faahin intaas ka badan aysan bixin.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.