image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidamada xoogga oo weerar ku qaaday goob ay ku sugnaayeen Al-shabaab

Ciidamada Xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa maanta weerarka culus ku qaaday xubno ka tirsan Al-shabaab, kuwaas oo isku aruursanayey duleedka degmada  Ceelbaraf ee gobolka Shabeellada Dhexe.

Weerarka ayaa yimid kadib markii saraakiisha ciidanka ay xogtaan ka helaan dadka deegaanka oo wadashaqayn dhow la leh Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka.

Weerarka ay saakay Ciidamadu ku qaadeen waxaa lasoo sheegayaa in khasaare culus lagu gaarsiiyey dagaalyanadda kooxda Al-shabaab.

Sidoo kale saraakiil katirsan ciidanka xoogga, ayaa tilmaamay in weeraran uu lagu burburiyay gadiid dagaal oo ay kooxdu wateen.

Sikastaba, dagaalkan maanta ka dhacay duleedka degmada Ceel-baraf ayaa ku soo aadaya iyada oo furimaha hore ee dagaalka ee gobolka Shabeellaha Dhexe, uu ku sugan yahay Taliyaha ciidanka dhulka, una tagay halkaasi dhiirigelinta ciidamada howlgalka wada.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.