image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Golaha amaanka oo maanta u codeynaya cusbooneysiinta cunaqabateynta saaran Shabaab

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa gelinka dambe ee maanta waxa ay u codeeyn doonaan qaraar qabyo ah oo lagu kordhinayo cunaqabateynta saaran kooxda...

Yahuuda oo diiday in gawaari gargaar bani’aadannimo siday in ay galaan Gaza

Israa'iil ayaa qaar ka mid ah bulshada caalamka kala kulantay dhaleecayn ba'an, kaddib marki ay Axaddii shalay joojisay dhammaan sahaydi cuntada iyo dawada ee...

RW Xamsa oo shir guddoomiyeey kulan looga hadlayay amniga Caasimada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey dardargelinta amniga caasimadda iyo deegaannada ku xeeran, si looga feejignaado...

Masar iyo Eritrea oo wada qorsho ay Itoobiya uga hortagayaan damaceeda Badda Cas

Sida ay sheegayaan wararka anu heleyno dowladaha Masar iyo Eriteriya ayaa wada qorsho xooggan oo ay kaga hortagayaan in Itoobiya ay galaan muuqda ku...

Yurub oo kullan deg deg ah ka yeelaneysa dalka Ukraine

Shirweyne deg deg ah oo ay Yurub uga hadleyso xasaradaha ka taagan Ukraine iyo xal u helidda dagaalka u dhaxeeya Ruushka iyo Ukraine ayaa...

Booliska Soomaaliya oo xiray Weriye Cali Aadan Muumin

Qoraal kasoo baxay ciidanka Booliska Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in taliska ciidanka booliska degmada Xamarweyne, soo  xireen weriye Cali Aadan Muumin, oo ku eedeyeen...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo furimaha dagaalka ku booqday ciidamada wada howlgalka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa tagay  furimaha dagaalka si uu ciidamada kala duwan ugu dhiirigeliyo in ay sii xoojiyaan...

Xildhibaan Cabduqaadir ” Wasiirka amniga Toban jeer ayuu isku deyey inuu i dilo”

Xildhibaan Cabduqaadir Jeylaani oo kamid ah Mudanayaasha golaha shacabka,  ayaa sheegay in guddoonka Baarlamaanka looga baahan yahay inuu ilaaliyo xasanaada xildhibaanada, balse uusan hoos...

Dagaal xooggan oo ka socda deegaanka Biyo-cadde ee katirsan Shabeellah Dhexe

Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Biyo-cadde ee katirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo Al-shabaab uu ka socdo...

Guddoomiye Shuute ” Kiiska Cabdi Wabiir waxaan ku wadnaa baaritaan”

Guddoomiyaha Maxkamada darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed Con. Xasan Cali Nuur Shuute, oo fagaaro ku yaalla degmada Alkowsar ee gobolka Shabeellaha...

Axmed Madoobe oo sheegay in guddiga doorashooyinka laga sameeyey Suuqa Bakaaraha

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe, ayaa sheegay in wax kalsooni ah uusan ku qabin guddiga doorashooyinka heer qaran ee dowladda Federaalka ay magacawday. Axmed...

Trump iyo Zelensky oo hadallo kulul isweydaarsaday

Kulan shalay Aqalka Cad ku dhexmaray Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensk, oo ujeeddadiisu ahayd sidii uu Mareykanka u heli lahaa...

Soomaaliya iyo Itoobiya oo soo saaray war-murtiyeed wadajir ah kaddib booqashadii Abiy Axmed

Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya bayaan wadajir jir ah, kaddib booqashadii maanta uu Muqdisho ku ymid Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed. Bayaanka ayaa lagu sheegay in...

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo soo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.