image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dagaal xooggan oo ka socda deegaanka Biyo-cadde ee katirsan Shabeellah Dhexe

Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Biyo-cadde ee katirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo Al-shabaab uu ka socdo deegaankaasi.

Dagaalka ayaa yimid ka gadaal markii dagaalamayaal katirsan Shabaab ay weerar ku soo qadeen fariisimo ciidanka dowladda, ay ku lee yihiin deegaankaasi, waxaana la maqlay dhawaaqa rasaasta ay labada dhinac isku adeegsanayaan.

Goob jogayaal kamid ah dadka deegaanka, ayaa sheegaya in xaalada ay tahay mid kacsan, isla markaana ay ka cabsi qabaan in waxyeelo ay soo gaarto dagaalka.

Ilaa iyo hadda si dhab ah looma oga khasaaraha ka dhashay dagaalka maadama uu weli socdo, mana jirto hadal kasoo baxay saraakiisha ciidanka militariga ee Soomaaliya ee ku aadan dagaalka ka socda deegaanka Biyo-cadde ee katirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.

Wixii ku soo kordho halkan kala soco.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.