image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Qaramada Midoobay oo ka digtay halista colaadda Congo

Saraakiisha ugu sareysa Qaramada Midoobay ee Afrika ayaa ka digay in weerarka fallaagada ay Rwanda taageerto ee bariga Congo, uu khatar ku yahay nabadda...

RW ku-xigeenka dalka oo Geneva kula kulmay agaasimaha fulinta ee xarunta ganacsiga Caalamiga ah

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Geneva kulan kula yeeshay Agaasimaha Fulinta ee Xarunta Ganacsiga Caalamiga ah...

Guddoomiyaha Cusub ee Midowga Afrika oo ka hadlay tallaabada nabadeed ee ay wado Kenya

Dowladda Kenya ayaa martigelineysa saxiixa heshiis siyaasadeed oo ay ku lug leeyihiin dhinacyada isku haya Suudaan, waxaana ay gobalka gelinayaa xaalad diblomaasiyadeed oo xasaasi...

Golaha wasiirrada Hir-shabeelle oo xalay yeeshay kulan degdeg ah

Golaha wasiirrada Hir-shabeele oo u  shir-guddoomiyay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa waxaa diirrada lagu saaray dagaalka A-shabaab  lagaga ciribtirayo...

Xamaas oo sii deyneysa 10 Yahuud ah oo ay ku jiraan qaar dhintay

Xamaas iyo Israa'iil ayaa Talaadadi ku dhawaaqay in ay gaareen heshiis lagu sii deeynayo 10 ka mid ah Isra’iiliyiinta lagu hayo Gaza, kuwaas oo...

Maalgelinta Hodan Hospital: Su’aalo Ka Dhashay Xiriirka Musuqmaasuqa, Dhulalka Danta Guud, iyo Premier Bank

MUQDISHO (Onkod Radio) – Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta daahfuray isbitaal cusub oo loogu magacdaray Hodan Hospital, kaas oo sida...

Maxey kawada hadleyn guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo James Swan ?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay, Sii hayaha Ergeyga gaar ah...

Agaasimaha hay’adda Socdaalka oo kulan la yeeshay safiirka Finland u fadhiya Soomaaliya

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Finland u fadhiya Soomaaliya, Danjire Pirkka...

Mareykanka iyo Sacuudiga oo isku mari waayay damaca Trump ee Gaza

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Marco Rubio ayaa Isniintii shalay gaaray dalka Sacuudiga, isagoo madaxda Boqortooyada Sacuudiga kala hadlaya xabad joojinta Isaa'iil iyo Xamaas...

Kalfadhiga Baarlamaanka labada aqal oo la shaaciyay xiliga uu furmayo

Guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa  soo saaray war-saxaafadeed ay ku shaacinayaan xiliga uu furmayo kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuriyadda  Soomaaliya...

RW ku-xigeenka dalka oo ka qeyb galay wadahadallada ku biirista Soomaaliya Ururka ganacsiga Adduunka

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Geneva kaga qeybgalay wadahadallada ku saabsan ku biirista Soomaaliya ee Ururka Ganacsiga...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo ciidanka kula dardaarmay xoojinta dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Hir-shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Hir-shabeelle Gaashaanle Sare Xasan Dhicisoow Xasan ayaa si adag...

Jabuuti oo ka jawaabtay hadal kasoo yeeray madaxweynaha Kenya

Dawladda Jabuuti ayaa jawaab adag ka bixisay hadal ka soo baxay Madaxweynaha Kenya William Ruto oo tilmaamay in Afrika ay fursad weyn iska lumisay...

Ciidanka xoogga oo howlgal ay sameyeen Jubbada Hoose ku dilay xubno katirsan Shabaab

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Daariwshta Jubbaland, ayaa sacaadihii lasoo dhaafay, waxa ay howlgalo ka sameyeen deegaano hoostaga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose. Deegaanada...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.