image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidanka xoogga oo howlgal ay sameyeen Jubbada Hoose ku dilay xubno katirsan Shabaab

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Daariwshta Jubbaland, ayaa sacaadihii lasoo dhaafay, waxa ay howlgalo ka sameyeen deegaano hoostaga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose.

Deegaanada ay ciidanka iskaashanaya ay ka sameyeen howlgalka, waxaa kamid ah Malaayley,  Bandar Xaaji, Haraare iyo Muuse Xaaji oo dhammaantood hoostaga degmada Jamaame ee Jubbada Hoose.

Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka, ayaa sheegay in deegaanada ay howlgalka ka sameyeen ay ku dileen xubno katirsan Al-shabaab, sidoo kalana ay burburiyeen fariisimo kooxdu halkaasi ku laheyd.

Marka laga soo tago sheegashada saraakiisha  ciidamada, ma aysan shaacin tirda ay howlgalka ku dileen.

Sidoo kale saraakiisha howlgalka hoggaamineysay, ayaa hoosta ka xariiqay in howlgalkan noocaan oo kala ah ee ay beegsanayaan goobaha ay Al-shabaab kaga sugan yihiin deegaanada maamulka Jubbaland.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.