image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Maxaa looga hadlay kulanka ay maanta yeesheen golaha wasiirada ee XFS ?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxa ay ku yeesheen magaalada muqdisho, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya...

Xabbad-joojinta Gaza oo laga baqayo in ay burburto

Wasiirka Gashaandhiga Israa’iil ayaa Arbacadi wacad ku maray, in cadaab daran oodda laga qaadi doono, haddii Xamaas ay ku guul-darreysato sii deynta la heystayaasha...

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiisyo iskaashi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Azerbaijan Mudane Ilham Aliyev, ayaa maanta ku kulmay magaalada Baku, halkaas oo ay ku...

Degmada Afgooye askari loo dilay muuqaal uu share gareeyey dartiis.

Wararka inaga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaya in maanta halkaasi lagu dilay askari katirsan ciidanka Asluubta Soomaaliyeed. Dilkan ayaa yimid...

Africom oo xaqiijisay duqeyntii ay ka fulisay buuraha Calmiskaad in ay ku dishay madaxii howlgallada Daacish

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Ciidamada Mareykanka ee jooga Afrika ee AFRICO,M ayaa lagu faah faahiyay howlgal  dhanka ah Cirka ah...

Ciidanka xoogga dalka oo ka hortagay weerar ay qorsheynayeen Al-shabaab

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, halkaas oo ay ku dhuumalaysanayeen...

Goobaha ganacsiga ee suuq Bakaaraha ee Muqdisho oo dib u furmay kaddib…

Waxaa maanta dib loo furay goobihii ganacsiga  ee suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, kaddib markii cabasho ay qabeen ganacsatada uu suuqa u...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wefi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Azerbaijan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ku gaaray magaalada Baku ee caasimadda Azerbaijan, taas oo la xiriirta hirgelinta heshiiska iskaashiga...

DEDEG: Wararka ugu waa weyn ee Soomaaliya iyo Caalamka ee Radio Onkod 11-2-2025

    Wararka ugu waa weyn ee Soomaaliya iyo Caalamka ee Radio Onkod 11-2-2025   https://www.youtube.com/watch?v=9rX7L7W5seA

Wararkii ugu dambeeyey dagaal culus oo ka socda Buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo weli in ka badan dhowr saac ka socda buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari ee maamulka...

MW Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray ciidamo katirsan NISA oo ku biiraya dagaalka Shabaab

Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta sagootiyay Cutubyo ka tirsan Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), kuwaasi oo si gaar ah loo...

Guddoomiye Aadan Madoobe “Dowladda marnaba raali ka aheyn in ganacsatada culeys la saar”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay guddi ka socday ganacsatada Soomaaliyeed, waxaana ganacsatada Guddoomiyaha...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan xasaasi ah la yeeshay madaxda Hay’adda IOM

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa xafiiska ku qaabilay wafdi uu hogaaminayo Madaxa Hey’adda I.O.M u qaabilsan Soomaaliya Mr....

Trump oo ilaa sabtiga u qabtay in lagu sii daayo maxaabiista Yahuuda

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniinti shalay sheegay, in haddii aanan la soo deynin la heytaystayaasha Isra’il ee lagu hayo Gaza duhurnimada Sabtida soo...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.