image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Wasiirka Batroolka Soomaaliya oo la kulmay wefdi ka socda dalka Azerbaijan

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Soomaaliya Daahir Shire Maxamed ayaa maanta qaabilay wafdi ka socda dalka Azerbaijan oo uu hoggaaminayay Wasiir ku xigeenka arrimaha...

Ninkii weeraray Salman Rushdie oo maxkamad la soo taagayo

Ninka lagu eedeeyay inuu isku dayay dilka qoraaga Salman Rushdie, taasoo keentay inuu wayao aragga isha midig, ayaa Talaadada wajahaya maxkamadeyntiisa dacwad la xiriirta...

Finland’s foreign minister’s Special Envoy on Peace Mediation in the Horn of Africa, visited Somalia

Finland's foreign minister’s Special Envoy on Peace Mediation in the Horn of Africa, Suldaan Said Ahmed met Somali president Hassan Sheikh Mohamud at Villa...

Wefdi ka socda dalka Azerbaijan oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wefdi uu hoggaaminayo wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibada ee Azerbaijan Yalchin Refiyey. Waxaana garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ku soo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir looga hadlayo xaaladda Jamhuuriyada Kongo uga qeyb galaya Tanzania

Sida wararka aya sheegayaan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud, ayaa magaalada Daaruslaam ee dalka Tanzaaniya, uga qeyb galaya shir looga hadlayo xaalada Jamhuuriyadda Kongo. Shirkan...

Trump oo hakiyay canshuurti uu saaray badeecadaha Canada iyo Mexico

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii hakiyay canshuur-kodhinti uu saaray badeecadaha ay Canada iyo Mexico u soo dhoofiyaan Mareykanka, canshuurtaas oo gaareysay 25%. Go’aanka madaxweynaha...

Maxey tahay ujeeda uu wasiirka amniga gudaha ee XFS u tagay dalka Turkiga ?

Wefdi uu hoggaaminayo wasiirka amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa gaaray dalka Turkiga, waxaana garoonka diyaaradaha ee Ankara ku soo dhaweeyey mas’uuliyiin katirsan dalka...

Wasaaradda Maaliyadda oo joojisay Buugga Caafimaadka ee ay soo rogtay wasaaradda Caafimaadka

Wasaaradda Maaliyadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa joojisay khidmadaha la xiriira Buugga caafimaadka ee laga rabo rakaabka  soo geliya ama ka baxaya garoonka diyaaradaha...

Wasiirka Cadaaladda ee XFS oo la kulmay wefdi ka socda wasaaradda Cadaaladda Masar

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka  ee  Soomaaliya,  Xasan Macallin Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Wasaaradda Cadaaladda ee Masar. Kulankan ayaa...

Safiirka Falastiin u fadhiya Soomaaliya oo kulamo kala duwan la qaatay guddoomiyeyaasha Baarlamaanka JFS

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Dowladda Falastiin u soo...

Booliska Soomaaliya oo soo saaray amar culus oo ku socda Shirkadaha, ganacstada iyo Shaqaalaha Ajaanibta ah

Taliska Booliska Soomaaliya ayaa soo saaray awaamiir  culsu oo ku socota ganacsatada iyo Shirkadaha ka howlgalla magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka. Shir jaraa’id oo uu...

Shabaab oo odayaal dhaqameedyo ka afduubtay magaalada Mandheera

Wararka inaga soo gaaraya magaalada Mandheera, ayaa sheegay in shan kamid ah odoyaasha dhaqanka ee deegaanka la la’yahay kaddib markii rag hubeysan oo loo...

Wararkii ugu dambeeyey suuqa labaad ee ugu weyn Hargeysa oo gubtay

Warara dheeraad ah ayaa laga helaya dab xooggan oo xalay ka kacay suuqa labaad ee ugu weyn magaalada Hargeysa ee loo yaqaan suuqa Idaacadda. Dabka...

Ciidanka Jubbaland oo guri ku yaalla Kismaayo ku dilay xubno katirsanaa Shabaab

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgalka qorsheysan oo xalay  ciidanka Jubbaland, ay ka sameyeen magaalada Kismaayo, kaasi oo ay ku weerareen guri ay...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.