image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxey tahay ujeeda uu wasiirka amniga gudaha ee XFS u tagay dalka Turkiga ?

Wefdi uu hoggaaminayo wasiirka amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa gaaray dalka Turkiga, waxaana garoonka diyaaradaha ee Ankara ku soo dhaweeyey mas’uuliyiin katirsan dalka Turkiga.

Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa  la sheegay inuu martiqaad rasmi ah uu ka helay dhiggiisa waddankaas Ali Yerlikaya.

Booqashada Wasiirka Amniga Soomaaliya uu ku tegay wadanka Turkiga ayaa qaadan doonta muddo laba maalin ah.

Waxa uuna kulamo lagu  xoojino iskaashiga dhinacyada amniga, tababarada iyo wadashaqeynta labada dal,la qaadan doonaa wasiirka amniga gudaha dalka Turkiga Ali Yerlikaya.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.