image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

DEGDEG: dalka Swedan oo lagu toogtay ninkii gubay Kitaabka Qur’aanka Kariimka

Wararka ka imaanaya dalka Swedan, ayaa sheegaya in rag hubeysan ay toogasho ku dileen Salwan Momika, oo dhowr mar gubay Kitaabka Qur’aanka Kariim gudaha...

Diyaarado isku dhacay gudaha Mareykanka iyo rakaab weli la la’yahay

Diyaarad kuwa rakaab ah oo wadday ilaa 64 qof oo isugu jiray rakaab iyo shaqaalaha diyaaradda iyo helicopter ay leeyihiin milatariga, ayaa xalay fiidki...

Duqa Muqdisho oo la kulmay madax kala duwan oo ka socda hay’addo caalami ah

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Madaxda Hey’adda UNOPS, Hydra Nova...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo kala duwan la qaatay madaxdii ka qeyb gashay shirka Tamarta Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Kulan-doceedyo miro-dhal ah la yeeshay madax kala duwan oo ka qeybgalay Shirweynaha Tamarta Afrika ee ka...

Soomaaliya iyo Tanzania oo seddex heshiis ku kala saxiixday Daaru-salaam

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania kula saxiixday seddex heshiis Wasiirka Warfaafinta, Hiddaha,...

Dagaal geystay Khasaaro kala duwan oo ka dhacay Muqdisho

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal saakay ka dhacay waaxda Ciise Cabdi ee degmada Deyniile ee gobolka Banaadir. Dagaalkan ayaa la sheegay in uu...

Dowladda Soomaaliya oo kireystay shirkad Qareeno ah si ay uga hortagto in Mareykanka uu ciidamadiisa kala baxo Soomaaliya

Sida wararka anu heleyno ay sheegayaan dowladda Soomaaliya ayaa qaaday talaabo kale oo ay ku dooneyso in ay markale madaxweynaha Mareykanka uu ciidamadiisa kala...

Madaxweyne Xasan Sheekh “dadkayagu 50% ma haystaan Koronto ku filan”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyey Shirweynaha Tamarta Afrika ayaa soo bandhigay qorshaha dowladda Soomaaliya ee kordhinta tayada iyo...

Wasiirka amniga Hir-shabeele” dagaalkii maanta khasaaro culus ayaa lagu gaarsiiyay argagixisada”

Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowlad goboleedka Hir-shabeele Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre, ayaa ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay deeganada ku teedsan wabiga shabeele, kaasi oo...

Fallaagada M23 iyo ciidamada Congo oo labaduba sheeganaya gacan ku heynta magaalada Goma

Sarkaal ka tirsan dowladda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa shaaciyay in ciidanada ay haatan gacanta ku hayaan inta badan magaalada Goma, ee ku...

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka oo ka qeyb galay shirka maxkamadaha dalalka Afrika

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka  Baashe Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalay Shirkii 8-aad ee Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Dastuuriga ah ee wadamada...

Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidanka xoogga iyo Al-shabaab oo ka socda deegaanka ku yaala gobolka Hiiraan

Warar hordhac ah ayaa kasoo baxaya dagaal wali ka socda deegaanka Beera-yabaal ee gobolka Hiraan, kaasi oo u dhaxeeya ciidanka dowladda oo kaashanaya kuwa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhaweeyey dalka Tanzaaniya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania, si uu uga qaybgalo Shirweynaha Tamarta Afrika ee “Mission 300”,...

Muxuu kala hadlay wasiirka warfaafinta ee XFS Wakiilka Qaramada Midoobay James Swan ?

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee KMG ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ambassador James Swan. Wasiirka...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.