image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo tababar u soo xiray ciidamo katirsan Birmadka Booliska

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Tababar kor loogu qaadayo xirfadooda u soo xiray Ciidamo katirsan Birmadka Boliiska Goobta lagu qabtay...

Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday heshiisyo kala duwan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Jamhuuriyadda Masar Cabdulfataax Al-Siisi ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay Qasriga Al-Itixaadiya ee magaalada Qaahira. Kulankan...

Danjiraha safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo kulamo la qaatay madax kala duwan

Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee South Africa Amb. Mohamed Sheikh Issak, ayaa kulan la qaatey agaasimaha guud ee gobalka Hay’adda UNHCR Ms. Chansa R. Kapaya...

Trump oo hanjabaad u diray Putin

Donald Trump ayaa ku goodiyay inuu canshuuro badan iyo cunaqabatayn dheeri ah ku soo rogi doono Ruushka, haddii Vladimir Putin uu ku guuldareysto inuu...

Maxey tahay ujeedka uu wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya u tagay dalka Qatar ?

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaarey magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaa oo uu kaga qeyb galay...

Golaha wasiirada ee XFS oo muddo cusbooneysiin u sameeyey hay’adda Nafaqada

Golaha wasiirada ee xukuumadda Soomaaliya Kulankoodi caadiga ahaa ku yeeshay Muqdisho, uuna shir guddoominayay ra'iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, ayaa looga hadlay qodobo kala duwan. Kulanka...

RW Xamsa oo sheegay in xukuumadda ay ka go,an tahay garab istaaga guddiga doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo kormeer shaqo ku tagey xarunta Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka, ayaa sheegay...

Duqa Muqdisho oo la kulmay danjiraha Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Bin...

RW Xamsa oo xarigga ka jaray xarunta gurmadka deg-deg ah ee isbitaal De Martino

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta gurmadka deg-degga ah ee Isbitaalka De Martino, ee...

Kenya oo fiisa la’aan u ogolaatay dalalka Afrika marka laga reebo Soomaaliya iyo Libiya

Kulan magaalada Nairobi ay ku shegeen golaha wasiirada ee dalka Kenya, uuna shir guddoominayay madaxweyne Willyam Ruto, ayaa laga soo saaray go,aan la xiriira...

Xildhibaan katirsan golaha deegaanka Bardaale oo lagu dilay magaalada Baydhabo

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysan oo xalay gudaha magaalada Baydhabo ku dilay xildhibaan kamid ahaa golaha deegaanka ee degmada Bardaale ee...

Maxey tahay Abaal-marinta uu ku guuleystay madaxweyne Xasan Sheekh ?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la guddoonsiiyey Abaalmarinta Hoggaamineed ee Afrika oo ay bixiso Africa House, kadib munaasabad lagu qabtay magaalada...

MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya shirka dhaqaalaha adduunka ee Davos

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sugan magaalada Davos ee dalka Switzerland, halkaas oo uu kaga qeyb galayo Shirweynaha Dhaqaalaha Adduunka. Madaxweynaha...

Wasiirka Arrimaha dibadda oo dhiggiisa Rwanda kala hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta kula kulmay Magaalada New York, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.