image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Muxuu kala haday guddoomiyaha hay’adda SoDMA madaxa hay’adda cunnada ee WFP ?

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA ku soo dhoweeyay madaxa hay’adda Cunnada Adduunka (WFP) ee Bariga Afrika...

Wasiirka Cadaalada oo dhawaajiyay in aysan jirin ciidan ama cid is hortaagi kara Doorashada Qof iyo Cod

Wasiirka wasaaradda Cadaalada iyo arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya  Xasan Macalin Maxamuud,  ayaa weerar afka ah ku qaaday siyaasiyinta mucaaradka ee dalka. Wasiirka ayaa ku...

RW Xamsa oo maanta dhagax-dhigay dhismaha cusub ee Garsoorka dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha cusub ee garsoorka dalka oo loo dhisayo qaab casri ah, kaasi...

Maleeshiyaad hubeysan oo Wiil iyo adeerkiisa ka afduubtay magaalada Gaalkacyo

Wararka inaga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, ayaa sheegaya in maleeshiyaad aan haybtooda la garanayn oo hubeysan ay xalay magaalada Gaalkacyo,...

Muxuu la xiriira safarka madaxweyaha Jubbaland uu ugu amba baxay dalka Kenya ?

Wefdi uu hoggaaminayo madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe, ayaa maanta u amba-baxay magaalada Nairobi ee caasimada waddanka Kenya. Axmed Madoobe oo doorashadisii laga joogo...

Taliyaha Booliska gobolka Banaadir oo soo saaray amaro culus oo ku aadan amniga Caasimada

Taliyaha qeybta guud ee Booliska gobolka Banaadir Mahdi Cumar Muumin, oo Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay amniga guud ee caasimada...

Dowladda Soomaaliya oo xiriir diblumaasi la yeelaneysa dowladda Ukraine

Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya, ayaa khadka telefoonka kula hadlay dhiggiisa dalka Ukraine Andrii Sybina, waxa ayna ka wada hadleyn xiriirka diblumaasiyadeed ee labada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay xabad joojinta Gaza

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,  Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhaweeyay heshiiska xabbad-joojinta Gaza, isaga oo bogaadiyay dadaallada ay sameeyeen dalalka Qatar, Masar, iyo Mareykanka...

Yahuuda oo duqeyn ku dishay 20 qof kadib shaacinta heshiiska la gaaray

Duqeyn xaga cirka ah oo ay fulisay Israa'iil ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 20 qof oo ku nool magaalada Qasa, kadib markii...

Ciidanka ammaanka oo qabtay gaari iyo walxaha qarxa oo losoo waday Muqdisho

War kasoo baxay Taliska Booliska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidanka ammaanka ay howlgal ay sameyeen ku guuleysteen inay ku soo qabtaan gaari lagu...

RW Xamsa oo kulan xasaasi ah la qaatay wakiilka midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador Maxamed...

Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday Mashaariic Horumarineed

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Biixi Imaan Cige ayaa kulan kula Xarunta Wasaardda Maaliyadda kula yeeshay Maamulaha guud ee Sanduuqa Horumarinta Dhaqaalaha Sacuudi  Carabiya Suldaan...

Wararkii ugu dambeeyay qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax miino oo haleeyay gaari Noah oo ay saarnayeen dad shacab ah, isla markaana ka yimid degmada...

Maxey kawada hadleyn wasiir Fiqi iyo madaxweyne ku-xigeenka waddanka Kenya ?

Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, oo ku sugan magaalada Nairobi, ayaa la kulmay madaxweyne ku-xigeenka waddanka Kenya Kithure Kindiki. Kulanka dhex-maray Wasiir...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.