image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Kulan looga hadlayay xaalada amniga gobolka Banaadir oo lagu qabtay Muqdisho

Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa guddoomiyey kulan loogu hadlaayay waxyaabihii u qabsoomay waaxda Amniga iyo Siyaasadda...

RW Xamsa oo sheegay in baahi loo qabo wada-shaqeyn dhow oo dhex marta wasaaradaha Xukuumadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa  xilalka ugu kala wareejiyey Wasiirrada Wasaaradaha Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada iyo Qoyska iyo Horumarinta...

Wefdi sare oo ka socda Turkiga oo kusoo wajahan Muqdisho iyo sababta ka dambeysa

Sida ay wararka sheegayaan waxaa magaalada Muqdisho kusoo wajahan wefdi sare oo ka socda dowladda dalka Turkiga, kuwaasi oo ka shaqeyn doona qaban qaabada...

Xisbiga Himilo Qaran oo ka hadlay xariga guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan

Waxaa maalintii labaad magaalada Muqdisho ku xiran guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax, oo sida ay wararka sheegayaan ay xirtay dowadda Soomaaliya. Guddoomiyihii...

Siyaasiyiinta mucaaradka oo dowladda uga digay inay joojiso xaraashka ay ku wado dhulka danta guud

Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda Soomaaliya ayaa soo saaray war-saxafadeed ay uga digayaan in dowladda ay joojiso dhulalka danta guud ee ay xarasheyso, iyaga...

Wasiir Fiqi ” Itoobiya xiisada nagala dhaxeysay waxaan ku dhameeynay dulqaadka Soomaaliya”

Shir jaraa’id uu muqdisho ku qabtay wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa si faah faahsan uga hadlay xiisadii kala dhaxeeysay Itoobiya...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Guddoomiyaha Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha iyo xubin ku biiraya guddiga Bangiga Dhexe

Kulanka maanta ee golaha wasiirada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya uuna shir guddoominayay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare, ayaa lagu ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda...

Soomaaliya oo 54 sano kaddib fariisan doonta fadhiga golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay

Soomaaliya ayaa 54 sano kaddib shalay si toos ah  xubin uga noqotay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay. Waxa ayna Soomaaliya kamid noqotay 15-ka xubnood ee...

Qarax gaari oo ka dhacay banaanka hotel Donald Trump uu ku lee yahay Las vegas

Booliiska ayaa baaraya ka dib markii gaari nooca loo yaqaan 'Tesla Cybertruck' oo ay ka buuxaan caagado shidaal iyo waxyaabaha qaraxa sameeya ee loo...

Wefdi u hoggaaminayo Taliyaha ciidanka Itoobiya oo ku soo wajahan Muqdisho

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in wefdi heer sare ah oo ka socda Dowladda Itoobiya, ay ku soo wahan yihiin magaalada Muqdisho ee caasimada...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Haweenka Ololaha Hooyo u hiilli Qaranka

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa kula yeeshay Haweenka Ololaha Hooyo u hiilli Qaranka kulan looga hadlay kaalinta ay...

Dowladda Masar oo ciidamadeeda ku soo daabuleysa gudaha Soomaaliya

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda Masar ay qorsheyneyso in ciidamadeed ay kusoo daabusho Soomaaliya si ay uga mid noqdaan howlgalka cusub ee...

FBI-da Mareykanka oo tiradii ugu badneyd walxaha qarxa kasoo saartay beer ku taalla Virginia

FBI-da Mareykanka ayaa sheegtay inay heshay in ka badan 150 bam kadib howlgal lagu qaaday beero ku yaalla gobolka Virginia – taasoo la aaminsan...

Maxey kawada hadleyn Duqa Muqdisho iyo safiirka dalka Suudaan u fadhiya Soomaaliya ?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Suudaan u fadhiya Soomaaliya Mr. Ammar Ahmed...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.