image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Kulan looga hadlayay xaalada amniga gobolka Banaadir oo lagu qabtay Muqdisho

Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa guddoomiyey kulan loogu hadlaayay waxyaabihii u qabsoomay waaxda Amniga iyo Siyaasadda sanadkii tagay ee 2024, qorshaha sanadka cusub ee 2025 iyo caqabadaha.

Kulanka ayaa waxaa warbixin looga dhageystay Agaasimeyaasha qeybta Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir oo ay ku jiraan Guddoomiyaha dhalinyarada, isu-duwaha Arrimaha Haweenka Amniga iyo Nabadda iyo Madaxa Hey’adda Tubsan u qaabilsan Gobolka Banaadir.

Sidoo kale kulanka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray Arrimaha Amniga, Siyaasadda, Doorashooyinka, Wacyigelinta, Deriseynta, Abaabulka dhallinyarada, Degmooyinka iyo Saxaafadda.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.