image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Madaxweyne Bill Clinton oo cisbitaal la dhigay

Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Bill Clinton, ayaa la dhigay isbitaal kaddib markii ay xummadi la soo daristay, sida uu sheegay afhayeenka xisbiga Dimuqraadiga. "Waxa uu...

Masar oo cadeysay in ciidankeeda ay ku biirayaan howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Magaalada Qaahira ee caasimada Dalka Masar, waxaa kulan ku yeeshay wasiirada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Masar, waxa ayna kulankooda diirada ku sareen xiriirka...

Ciidanka ammaanka Galmudug oo soo qabtay nin xalay dilay askari kale

Ciidamada ammaanka ee maamulka Galmudug, ayaa howlgal ay ka sameyeen Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud, waxa ay ku soo qabteen shaqsi  xalay dilay...

Taliye Asad Diyaano oo la kulmay Taliyaha Booliska ciidamada Qaramada Midoobay..

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa la kulmay Mohammad Jamil Yousef oo ah Taliyaha Booliska Ciidamada Qaramada Midoobay ee nabad...

Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya oo kulan muhiim ah la leh dhiggiisa dalka Masar

Wefdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, oo shalay gaaray magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar, ayaa wada hadallo rasmi...

RW Xamsa oo la kulmay Guddiga madaxa bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka isaga...

Muxuu kala hadlay madaxweyne Xasan Sheekh safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya ?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Mudane Pier Mario Daccò Coppi. Madaxweynaha iyo Safiirka...

DEGDEG:Dagaal u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo ciidanka Itoobiya oo ka socda Degmada Doolow

Wararka inaga soo gaaraya degmada Doolow ee gobolka Gedo, ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidanka xoogga dalka iyo ciidanka Itoobiya oo ay la...

Muqdisho oo laga shiday shumicii Wacyigelinta xuquuqda Aadanaha ee Ololaha Baraarug

Muqdisho –  10 Disember oo ah maalinta caalamiga ah ee loo asteeyay  maamuusidda xuquuqda Aadanaha ayaa noqotay maalintii  laga shiday magaalada Muqdisho Shumicii wacyigelinta...

RW Xamsa oo isku-shaandheyn ku sameeyay xubno katirsan golaha wasiirada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabis iyo isku-shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Ra’iisul...

Wasiir Fartaag oo kulamo kala duwan kawada degmada Garbahaareey ee gobolka Gedo

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa kulamo la qaatay odayaasha dhaqanka, dhallinyarada iyo ururrada...

Jubbaland oo wasiirka amniga gudaha ee XFS ku eedeysay inuu colaad ka hurinayo gobolka Gedo

Xili wefdiga uu hoggaaminayo wasiirka amniga gudaha ee Soomaaliya Cabdulaahi Sheekh ismaaciil ( Fartaag), ay ku sugan yihiin degmada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo,...

Ciidanka daraawishta koonfur galbeed oo gadooday 24 saacna u qabtay Laf-gareen +sababta

Ciidana daraawishta maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka gadooday xafladii sanad guurada 6-aad ee madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen, taasi oo dhowaan ka dhacday Magaalada Baydhabo ee...

DF Somalia oo la wareegtay xilka Guddoomiyaha Ciidanka Heeganka ah ee Bariga Afrika

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda Rwanda kala wareegtay Hoggaanka Ciidanka Heeganka ee Bariga Afrika (EASF) oo ah urur goboleed uu waajibaadkiisu yahay kor u...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.