image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Wararkii ugu dambeeyay kooxo hubeysan oo wiil dhallinyaro ah ku dilay Magaalada Muqdisho

Faaf faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya rag hubeysan oo xalay wiil dhallinyaro ah ku dilay Degmada Deyniile ee Magaalada Muqdisho. Marxuumka oo lagu magacaabi...

Sirdoonka Jubbaland oo soo bandhigay ruux la sheegay inuu Bambo gacmeed ku weeraray isbitaalka Kismaayo

Ciidanka Nabadsugida ee Maamulka Jubbaland, ayaa magaalada Kismaayo ku soo bandhigay shaqsi ay ku Eedeyeen inuu katirsan yahay Al-shabaab, laguna magacaabo Cali Shidaad Ayuub...

Maxaa looga hadlay kulankii golaha wasiirrada ee xalay ka dhacay Muqdisho ?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xalay  yeeshay kulan gaar ah, oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, Saalax Axmed Jaamac, ayaa lagu...

DEGDEG: Ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC Khaatumo oo ku dagaalamaya Magaalada Ceergaabo

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Ceergaabo ee gobolka Sanaag, ayaa sheegaya in Iska horimaad labo ciidan uu kasocda magaalada Ceerigaabo, kaas oo u dhaxeeya...

SJS interactive panel discussion on human rights brings together defenders and police in Puntland

GAROWE, Somalia 13 December 2024 – The Somali Journalists Syndicate (SJS) commemorated Human Rights Day with an interactive panel discussion in Garowe, Puntland’s capital,...

RW Xamsa oo farriin kulul u diray ganacsatada xiriirka la sameeya kooxda Shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, oo ka hadlayay shirweynaha iskaashiga dowladda, ganacsatada iyo bulshada ee ka hortaga qorshaha la dagaallanka...

Cali Jeyte oo wax laga xumaado ku tilmaamay tallaabadii ay qaatay dowladda Federaalka

Cali Jeyte Cismaan Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan, hadana ah taliyaha guud ee ciidanka deegaanka Macawiisleey, oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay howlgalka...

Jubbaland oo diyaarad soo saartay askartii ay ku qabatay dagaalkii Raaskambooni

Gelinkii dambe ee shalay waxaa Magaalada Muqdisho la keenay qaar kamid ah askartii Jubbaland ay ku qabatay dagaalkii ka dhacay Deegaanka Raaskambooni ee gobolka...

Mareykanka oo soo dhoweeyey heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya ay gareen

Mareykanka ayaa Khamiistii sheegay inuu soo dhaweynayo heshiiska ay Soomaaliya iyo Itoobiya ku gaareen in lagu soo afjaro xiisadda gobolka ee ka dhalatay isku...

Faah-faahin qarax khasaaro geystay oo lala eegtay kolonyo ay wateen ciidanka Kenya

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax lala eegtay kolonyo ay wateen ciidanka Kenya oo marayay deegaan hoostaga Magaalo xeebeedka Lamu ee dalkaasi. Qaraxa oo...

Xasan Cali Kheyre oo sharci darro ku tilmaamay heshiiskii Madaxweyne Xasan iyo Abiy Axmed ee ay gareen

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, ayaa ka hadlay heshiiskii xalay Magaalada Ankara ku gaareen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaaraha...

Wasiirka Qaxoogita ee Afghanistan oo qarax lagu dilay

Wasiirka Qaxoogita ee Afghanistan ayaa Arbacada maanta ah lagu dilay magaalada Kabul, ka dib markii qof isa soo miidaamiyey uu isku qarxiyey xafiiska wasaaradda. Sarkaal...

Golaha wasiirrada oo Axmed Madoobe ku eedeeyay mas’uuliyada dagaalkii shalay ka dhacay Raaskambooni

Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulankoodi caadiga ahaa  ku yeeshay Magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ka dhacay Deegaanka Raaskambooni...

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay Dagaalkii shalay ka dhacay Raaskambooni

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaarihii ka dhashay dagaalkii shalay ka dhacay Raskambooni oo ahaa Fadeexad Qaran, waxaana hadda 2da dhinac ee Jubbaland...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.