image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Deni oo xariga ka jaray xarunta cusub ee bangiga dowlad goboleedka Puntland ee Boosaaso

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xariga ka jaray dhismaha cusub ee Bangiga Dowladda Puntland laanta magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Madaxweynaha ayaa boggaadiyey...

Maxey tahay heshiiska ay kala saxiixdeen hay’adaha SoDMA iyo NIRA ?

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) iyo Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta (NIRA) ayaa kala saxiixday heshiis wadashaqayn ah oo ku saabsan isku xirka nidaamka aqoonsiga Qaran...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in 56 kaddib dalka ay ka dhaceyso doorasho qof iyo cod

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo maanta ka hadlayay munaasabad lagu xusayay sanad guurada 81-aad ee aas-aaska ciidanka booliska soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho, ayaa...

Siciid Deni oo ku dhawaaqay in Puntland ay sameysan doonto lacag u gaar ah

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta ka hadlayay munaasabad ka dhacday Magaalada Garoowe, ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee soomaaliya iyo...

Dabley hubyesan oo ciidamo ku dilay dowlad deegaanka Soomaalida

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar maleeshiyaad hubeysan ay ka geysteen deegaanka Dacawaley oo katirsan gobolka Faafan ee dowlad deegaanka Soomaalida. Ilaa iyo 5...

Muxuu kala hadlay Madaxweyne Xasan Sheekh ganacsatada uu xalay la kulmay ?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay casho sharaf la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey sida ay u doonayaan hirgelinta qorshaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wasiirka waxbarashada Daka Aljeeriya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Aljeeriya Kamel Badari iyo wafdi uu hoggaaminayo oo...

SJS and SOMWA condemn NISA attack on female journalist Shukri Aabi and cameraman Ali Hassan Guure in Mogadishu

  MOGADISHU, Somalia, 19 December 2024 – The Somali Journalists Syndicate (SJS) and the Somali Media Women Association (SOMWA) strongly condemn the physical attack resulting...

Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo maanta kala saxiixday heshiisyo kala duwan

Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday heshiisyo iskaashi oo ku saabsan dhinacyada Difaaca, Cilaaqaadka, Dalxiiska iyo Caafimaadka, waxaana MOU-gaan...

Wefdi uu hoggaaminayo wasiirka amniga Soomaaliya oo gaaray Magaalada Garbahaareey

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa maanta gaaray magaalada Garbahaareey ee gobolka Gedo. Wafdiga ayaa...

RW Xamsa oo gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG dowlad gobolleedka Koofur...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan gaar ah la qaatay safiirka Dalka Suudaan u fadhiya Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Siihayaha Safaaradda dalka aan walaalaha nahay ee Suudaan Mudane Cammaar Axmed Baabakir oo uga warbixiyey...

MW Xasan Sheekh oo xalay kulan casho ah u sameeyey aqoonyahanadii ka qeyb galay shirweynihii daraasaadka Somaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa casho sharaf ku maamuusay aqoonyahannada, cilmi-baarayaasha iyo mas’uuliyiinta ka qeyb-galay Shirweynaha 15-aad ee Ururka Caalamiga...

Madaxweynaha Faransiiska oo booqanaya dalalka Jabuuti iyo Itoobiya

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa Jimcaha u safri doona dalka Jabuuti, halkaasi oo uu kula casheyn doono ciidamada Faransiiska ee ku sugan saldhigga muhiimka...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.