image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Maalin Dagaal ah Muqdisho Imisa ayay Dhaqaale ahaan ku Kacaysaa?: Model Estimation

Qiyaastan waa model estimation, ma aha tiro rasmi ah oo kama dambays ah. Model-ku wuxuu isku dayayaa inuu cabbiro khasaaraha dhaqaale ee hal maalin...

SJS interactive panel discussion on human rights brings together defenders and police in Puntland

GAROWE, Somalia 13 December 2024 – The Somali Journalists Syndicate (SJS) commemorated Human Rights Day with an interactive panel discussion in Garowe, Puntland’s capital,...

RW Xamsa oo farriin kulul u diray ganacsatada xiriirka la sameeya kooxda Shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, oo ka hadlayay shirweynaha iskaashiga dowladda, ganacsatada iyo bulshada ee ka hortaga qorshaha la dagaallanka...

Cali Jeyte oo wax laga xumaado ku tilmaamay tallaabadii ay qaatay dowladda Federaalka

Cali Jeyte Cismaan Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan, hadana ah taliyaha guud ee ciidanka deegaanka Macawiisleey, oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay howlgalka...

Jubbaland oo diyaarad soo saartay askartii ay ku qabatay dagaalkii Raaskambooni

Gelinkii dambe ee shalay waxaa Magaalada Muqdisho la keenay qaar kamid ah askartii Jubbaland ay ku qabatay dagaalkii ka dhacay Deegaanka Raaskambooni ee gobolka...

Mareykanka oo soo dhoweeyey heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya ay gareen

Mareykanka ayaa Khamiistii sheegay inuu soo dhaweynayo heshiiska ay Soomaaliya iyo Itoobiya ku gaareen in lagu soo afjaro xiisadda gobolka ee ka dhalatay isku...

Faah-faahin qarax khasaaro geystay oo lala eegtay kolonyo ay wateen ciidanka Kenya

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax lala eegtay kolonyo ay wateen ciidanka Kenya oo marayay deegaan hoostaga Magaalo xeebeedka Lamu ee dalkaasi. Qaraxa oo...

Xasan Cali Kheyre oo sharci darro ku tilmaamay heshiiskii Madaxweyne Xasan iyo Abiy Axmed ee ay gareen

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, ayaa ka hadlay heshiiskii xalay Magaalada Ankara ku gaareen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaaraha...

Wasiirka Qaxoogita ee Afghanistan oo qarax lagu dilay

Wasiirka Qaxoogita ee Afghanistan ayaa Arbacada maanta ah lagu dilay magaalada Kabul, ka dib markii qof isa soo miidaamiyey uu isku qarxiyey xafiiska wasaaradda. Sarkaal...

Golaha wasiirrada oo Axmed Madoobe ku eedeeyay mas’uuliyada dagaalkii shalay ka dhacay Raaskambooni

Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulankoodi caadiga ahaa  ku yeeshay Magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ka dhacay Deegaanka Raaskambooni...

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay Dagaalkii shalay ka dhacay Raaskambooni

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaarihii ka dhashay dagaalkii shalay ka dhacay Raskambooni oo ahaa Fadeexad Qaran, waxaana hadda 2da dhinac ee Jubbaland...

Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo heshiis ku gaaray Dalka Turkiga

Magaalada Ankara ee Caasimada Dalka Turkiga, waxaa xalay lagu soo gabe-gabeeyay wada-hadaladii u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya, ayna garwadeen ka aheyd Dowladda Turkiga, waana...

International Human Rights Day 2024 and the launch of the Baraarug Campaign

MOGADISHU, Somalia, 11 December 2024 – On December 10, 2024, the global observance of International Human Rights Day was marked by the official launch...

Batuulo Gaballe oo dowladda dhexe ku Eedeysan inay beecineyso Guriga Hooyooyinka

Batuulo Axmed Gaballe Guddoomiyaha ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed oo warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay inay geeri ka xirto in guriga Hooyooyinka laga wareejiyo wasaaradda...

Muxuu yahay safarka wasiirka Caafimaadka Soomaaliya uu ku tagay Dalka Ciraaq ?

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Cali Xaaji Adan ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Baqdaad  ee Dalka Ciraaq Halkaas oo uu...

Latest Articles